Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo dhawaan ku kulmaya dalka Itoobiya

Madaxweynaha dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in ay dhawaan ku kulmaan… Sii akhri

Posted on April 28, 2023April 28, 2023 by News Office

Roobab mahiiggaan ah oo ka da’ay hawdka Gobolka Nugaal

Posted on April 28, 2023April 28, 2023 by News Office

Roobabka mahiiggan ah ayaa xalay miray degaanno ka tirsan Gobolka Nugaal. Roobabka ugu xooggan ayaa la xaqiijinayaa in ay ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dowladda Soomaaliya ku dhaliilay sida ay u wajahday arrinta Laascaanood

Posted on April 28, 2023April 28, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay sida ay u wajahday colaadda ka aloosan Laascaanood. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada Puntland

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa as’aasay Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada Puntland. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista Xisaabiyaha guud ee dowladda

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by News Office

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax… Sii akhri

Xabbad-joojin dheeraad ah oo laga hirgelinayo dalka Sudan

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by News Office

Hogaamiyaha Ciidamada Sudan ayaa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay 72 saacadood  oo xabad-joojin dheeraad ah,xilli ay sii socdaan dagaalada… Sii akhri

55 qof oo ku geeriyooday doon ku degntay xeebaha dalka Liibiya

Posted on April 27, 2023April 27, 2023 by News Office

Doonni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya. Wararka ayaa… Sii akhri

Digniin laga soo saaray roobab xooggan oo ku soo wajahan Puntland

Posted on April 26, 2023April 26, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa digniin adag ka bixisay roobab mahiiggaan ah, oo sida saadaashu muujinayso ku soo wajahan degaannada Puntland. Qoraal… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daad-gureeyay colaada Suudan oo saaka soo gaaray Muqdisho

Posted on April 26, 2023April 26, 2023 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan saaka ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde,… Sii akhri

Xabbad-joojintii dalka Suudaan oo burburtay kadib markii dagaal ka qarxay

Posted on April 26, 2023April 26, 2023 by News Office

Dagaal ayaa mar kale ka qarxay Sudan, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallamaya, halka ergeyga QM uu sheegay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close