Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Markabka Tritex Glory oo markii u horraysay ku soo xirtay dekedda Garacad

Markabka Tritex Glory ayaa shixnadii u horreysay keenay dekedda Garacad ee gobolka Mudug , iyadoo qorshaha uu yahay labadii toddobaadba… Sii akhri

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Catriona Laing oo loo magacaabay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa Catriona Laing u magacaabay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qorshaynaya in uu xilka qaadis ku sameeyo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland

Posted on May 3, 2023May 3, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu dhawaan xilka qaadis ku sameeyo Taliyaha guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Abshir… Sii akhri

Haweeney ku eedaysan dilka caruur ay dhashay oo lagu qabtay magaalada Qardho

Posted on May 3, 2023May 3, 2023 by News Office

Ciidanka Booliska magaalada Qardho ayaa gacanta ku dhigay haweeney ku eedaysan in ay dishay laba carruur ah oo ay dhashay… Sii akhri

Booliska Muqdisho oo qabtay nin ku eedaysan dilka wiil uu dhalay oo lix sano jir ah

Posted on May 3, 2023May 3, 2023 by News Office

Ciidanka Booliska saldhiga degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dilka wiil uu dhalay oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo ku dhawaaqay qiimaha Xajka ee sannadkan

Posted on May 3, 2023May 3, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan… Sii akhri

Ciidamo qabsaday kantaroolka Gaalkacyo oo xannibay isu socodka gaadiidka xamuulka ah

Posted on May 2, 2023May 2, 2023 by News Office

Ciidamo ka tirsan Puntland oo sida ay sheegeen ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa xirtay kantaroolka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Milatariga Soomaaliya oo duleedka Xarardheere ku dilay 60 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on May 2, 2023May 2, 2023 by News Office

Milatariga Soomaaliya ayaa saaka hawlgal qorshaysan oo uu ka fuliyay duleedka degmada Xarardheere ku dilay in ka badan 60 xubnood… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Taageerada Ciidan ee uu ka dalbaday dalalka deriska ah

Posted on May 2, 2023May 2, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan su’aalo lagu weydiiyay ku qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu uga… Sii akhri

Dhinacyada ku dagaallamay Sudan oo kordhiyay wakhtiga xabbad-joojinta

Posted on May 1, 2023May 1, 2023 by News Office

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa markale ku heshiiyey inay kordhiyaan heshiiskii xabbad-joojinta ahaa oo ku ekaa habeenimadii Axadda, iyaga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close