Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo saaka ku wajahan gobolka Mudug

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu saaka safar ugu baxo gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne… Sii akhri

Posted on May 7, 2023May 7, 2023 by News Office

Baarlamanka Puntland oo guddi gaar ah u saaray wax ka beddelka Dastuurka

Posted on May 6, 2023May 6, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta oo Sabti ah magacaabay guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay jidka Garoowe iyo Garacad

Posted on May 6, 2023May 6, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa saaka halka loo yaqaan AMAL ee duleedka Garoowe ka dhagax dhigay dhismaha jidka Garoowe iyo… Sii akhri

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay degaan ka tirsan Qardho

Posted on May 6, 2023May 6, 2023 by News Office

Laba ruux oo haween ah ayaa ku geeriyooday lix qof oo kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo aroornimadii saaka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo dhawaan qorshaynaya in ay ansixiyaan wax ka beddelka Dastuurka

Posted on May 6, 2023May 6, 2023 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa qorshaynaya in ay dhowaan isugu yimaadan fadhi aan caadi ahayn si ay u ansixiyaan wax ka beddelka… Sii akhri

Siciid Deni iyo Asad Diyaano oo olole ka samaynaya Gobolka Mudug

Posted on May 6, 2023May 6, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan booqdo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne Siciid Deni… Sii akhri

Faroole iyo Gaas oo hogaaminaya siyaasiyiin saamayn xoogan ku leh Puntland ayaa ku wajahan Garoowe

Posted on May 5, 2023May 5, 2023 by News Office

Siyaasiyiin saamayn xooggan ku leh Puntland oo ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa… Sii akhri

Golaha xukuumadda Puntland oo ansixiyay in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka

Posted on May 5, 2023May 5, 2023 by News Office

Golaha xukuumadda Puntland ayaa xalay ansixiyay soojeedin ku saabsan in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka Puntland si loo kordhiyo… Sii akhri

Xog: Khilaaf xooggan oo ka dhex aloosan madaxweyne Deni iyo wasiir Juxaa

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Khilaaf xooggan ayaa sida wararku sheegayaan ka dhex aloosan madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxaa.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha ciidamada

Posted on May 4, 2023May 4, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay xarunta madaxtooyada Garoowe kulan gaar ah kula yeeshay saraakiisha kala duwan ee ciidamada Puntland. Qoraal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close