Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmay Muqdisho
Shirka 6-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu guddoominayo Madaxweynaha… Sii akhri
Shirka 6-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu guddoominayo Madaxweynaha… Sii akhri
Madaxii hawlgallada dibedda ee ururka al-Shabaab ayaa lagu dhaawacay duqayntii Sabtidii ka dhacday Jilib, sidaas waxaa sheegay dowladda Soomaaliya. Cusmaan… Sii akhri
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii xaqiijiyey taageerada musharaxa kaalintii saddexaad ee uu ka galay doorashada ay qasabtay in wareeg… Sii akhri
Taliska Muuse Biixi ayaa isu diyaarinaya in uu dagaal qorshaysan ku beego maalinta doorashada Puntland ee 25 May sida ay… Sii akhri
Wasiirka amniga Jubaland Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa ka warbixiyay duqeymo magaalada Jilib lagula eegtay kooxo ka tirsan horjoogayaasha Al-shabaab.… Sii akhri
Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka… Sii akhri
Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf Taaran ayaa maanta oo Isniin ah ka laabtay warqaddii soo xirista… Sii akhri
Dalladda urrurrada bulshada rayidka ah ee Puntland PUNSAA ayaa manta 400 korjoogtada maxaliga ah ee doorashada u furtay tababarka hababka… Sii akhri
Xiisadda la xiriirta doorashooyinka qof iyo cod ee ka taagan Garoowe ayaa qarka u saaran in maanta heshiis buuxa laga… Sii akhri
Sida aan ka xaqiijinay xubno ka tirsan dhinacyada muransan, weli laguma guulaysan xallinta xiisadda la xiriirta doorashooyinka qof iyo cod… Sii akhri