Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Garoowe: Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay shakhsi ku eedaysan dil

Booliska Gobolka Nugaal ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ay gacanta ku dhigeen eedaysane loo haysto dil ka… Sii akhri

Posted on May 21, 2023May 21, 2023 by News Office

Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma oo laga dhigayo degmooyin

Posted on May 21, 2023May 21, 2023 by News Office

Kenya ayaa degmooyin rasmi ah u beddelaysa labada xero ee ugu weyn qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakumo, isbeddelkan oo la… Sii akhri

Dhinacyada Suudaan oo ku heshiiyay xabbad-joojin Todobaad ah

Posted on May 21, 2023May 21, 2023 by News Office

Dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa ku heshiiyey xabbad joojin toddoba ad ah, ka dib wadahadallo ka dhacay magaalada Jeddah… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Posted on May 21, 2023May 21, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann.… Sii akhri

Agabka doorashooyinka Puntland oo ugu danbayn gaaray degmada Buurtinle

Posted on May 20, 2023May 20, 2023 by News Office

Agabka iyo sanaadiiqda doorashooyinka qof iyo cod ee degmooyinka Mudug iyo Buurtinle oo la mariyay jid ka baxsan laamiga dheer… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee xiisadda ka taagan doorashooyinka Puntland

Posted on May 20, 2023May 20, 2023 by News Office

Xogo kala duwan oo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in aan weli lagu guulaysan xallinta xiisadda siyaaaadeed ee ka taagan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo siyaasiyiinta mucaaradsan ku tilmaamay kuwa riyoonaya

Posted on May 20, 2023May 20, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo xalay hadal ka jeediyay soo dhaweyn loogu sameeyay degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari ayaa sheegay… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee doorashada ku celiska ah ee Turkiga

Posted on May 19, 2023May 19, 2023 by News Office

Musharaxa la loolamaya madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii adkeeyay codkiisa ka dhanka ah muhaajiriinta, isaga oo wacad ku maray… Sii akhri

Dagaal xooggan oo dib uga qarxay furimaha kala duwan ee Laascaanood

Posted on May 18, 2023May 18, 2023 by News Office

Dagaal xooggan ayaa saaka dib uga qarxay jihooyin kala duwan oo kamid ah furimaha Laascaanood. Ciidamada Somaliland iyo xoogaga difaaca… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee SSC oo furin dagaal Somaliland kaga furtay dhanka Tuulo Samakaab

Posted on May 17, 2023May 17, 2023 by News Office

Xoogag ka tirsan SSC-Khaatumo oo aad u hubaysan ayaa saaka nawaaxiga Tuulo Samakaab kaga sii siqaya jidka Laamiga ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close