Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Mas’uul Soomaali ah oo loo magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka Kenya

Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa mas’uul Soomaali ah u magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka dalkaas ee NIS. Bayaan… Sii akhri

Posted on May 17, 2023May 17, 2023 by News Office

Kolonyo baabuur Maraykan ah oo lagu weeraray dalka Nigeria

Posted on May 17, 2023May 17, 2023 by News Office

Dabley ayaa weerartay kolonyo baabuur Mareykan ah oo marayey gobolka Anambra ee Koonfurta Bari ee Nigeria Talaadadii, sida ay sheegeen… Sii akhri

Faahfaahinta khasaaraha ka dhashay dagaalkii xalay ka dhacay duleedka Garoowe

Posted on May 16, 2023May 16, 2023 by News Office

Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidanka PMPF ayaa ku dhintay ilaa sagaal kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xalay… Sii akhri

Hogaamiyaha Mucaaradka Tunisia oo lagu xukunay hal sano oo xabsi ah

Posted on May 16, 2023May 16, 2023 by News Office

Garsoore Tunisian ah ayaa Isniintii ku xukumay hoggaamiyaha mucaaradka Rached Ghannouchi, oo aad u dhaleeceeya madaxweyne Kais Saied, isagoo lagu… Sii akhri

Erdogan: Waxaan doorashada ka gaari doonaa guul taariikhi ah

Posted on May 16, 2023May 16, 2023 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in natiijada wareeggii hore ee doorashada Turkiga ay u muujineyso inuu ku guuleysan… Sii akhri

Mucaaradka Puntland oo ku baaqay in la joojiyo doorashooyinka qof iyo cod

Posted on May 15, 2023May 15, 2023 by News Office

Madasha siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray shir mudda laba maalmood ah uga socday magaalada Garoowe.… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kenya oo si rasmi ah ugu heshiiyay furista Xuduuda labada dal

Posted on May 15, 2023May 15, 2023 by News Office

Wasiirada arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac, Gaashaandhigga mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo amniga Maxamed Sheekh Cali (Doodishe)… Sii akhri

Xuduudka Kenya iyo Soomaaliya oo bishan dib loo furayo

Posted on May 15, 2023May 15, 2023 by News Office

Saddex goobood oo ah xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya oo xirnaa muddo ku dhow 12 sanno, ayaa lagu wadaa… Sii akhri

Puntland oo duleedka Ceerigaabo kula wareegtay ciidan ka goostay Somaliland

Posted on May 15, 2023May 15, 2023 by News Office

Ciidankii Somaliland u fadhiyay degaanka Shimbiraale ee duleedka Ceerigaabo ayaa gebi ahaanba isaga baxay Somaliland. Ciidankan oo ku gaashaaman gaadiidkii… Sii akhri

Puntland oo dib shaqada ugu fasaxday Juba Foundation

Posted on May 15, 2023May 15, 2023 by News Office

Wasaaradda Qorshaynta dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u caddaysay in ay dib shaqada ugu fasaxday hay’adda Juba Foundation. Warqad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close