Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane loo haysto dil xalay ka dhacay magaalada Qardho

Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Karkaar ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Cismaan Maxamuud Cismaan, kaasi… Sii akhri

Posted on June 19, 2025 by News Office

Puntland oo shaacisay in ay si buuxda ugu guulaysatay Hawlgalkii Calmiskaad ee ciribtirka Daacish

Posted on June 18, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo warbixin kooban soo saartay ayaa shaacisay in ciidamada difaaca Puntland si buuxda ugu guulaysteen Hawlgalkii Calmiskaad ee… Sii akhri

Villa Somalia oo bool-bool u furtay guddigii doorashooyinka Puntland ee PEC

Posted on June 18, 2025 by News Office

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC, Axmed Maxamuud Cumar ayaa shaqa-joojin rasmi ah ku sameeyay agaasimihii waaxda diiwaangelinta codbixiyaasha ee… Sii akhri

Puntland oo shaki gelisay dhalashada Ra’iisul wasaare Xamse kuna tilmaantay marxuum

Posted on June 18, 2025 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka jawaabay hadal uu shalay… Sii akhri

Dhammaan Wasiirada Puntland oo lagu wargeliyay in si deg deg ah ku yimaadaan magaalada Garoowe

Posted on June 18, 2025 by News Office

Dhammaan Golaha Wasiirada Puntland oo farriin kooban loo diray ayaa lagu wargeliyay meel ay joogaanba in ay deg deg ku… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta guud ahaan togga Baallade ka saaray firxadkii mileeshiyaadka Daacish

Posted on June 17, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo shalay bilaabay wejiga afraad ee Hawlgalka Calmiskaad ayaa maanta guud ahaan gacanta ku dhigay godadkii u… Sii akhri

Puntland: Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xisbiga Mideeye oo laba garab noqday

Posted on June 17, 2025 by News Office

Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xisbiga Mideeye ayaa sababay in uu u kala baxo laba garab oo mid taageersan… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in Beesha Caalamku ka aamin-baxday Villa Somalia oo ka guurayaan

Posted on June 17, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in guud ahaan Beesha Caalamku ka aamin-baxday Villa Somalia, islamarkaana sheegeen in ay ka guurayaan, kaddib… Sii akhri

Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on June 17, 2025June 17, 2025 by News Office

Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xildhibaannada ayaa saaka… Sii akhri

Deni: Puntland waxay go’aansatay in aysan wakhti danbe ku lumin Soomaaliya

Posted on June 16, 2025 by News Office

Madaxweyne, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay shir ku saabsan horumarinta Maaliyadda oo ka qabsoomay Garoowe ayaa sheegay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close