Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Puntland oo maanta qabtay xubin ka tirsan firxadkii mileeshiyaadka Daacish

Ciidamada Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay xubin kamid ah firxadkii mileeshiyaadka Daacish oo u dhashay dalka Itoobiya, sida uu… Sii akhri

Posted on June 16, 2025 by News Office

Puntland oo si kooban u shaacisay xogta argagixiye Caalami ah oo ay ku qabatay Calmiskaad

Posted on June 16, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay xog kooban oo ku saabsan argagixiye caalami ah oo ka tirsanaa mileeshiyaadka Daacish, kaasi oo ay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in Puntland 98% ciribtirtay mileeshiyaadkii Daacish

Posted on June 15, 2025June 15, 2025 by News Office

Madaxweyne, Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga Baarlamaanka Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in… Sii akhri

Puntland oo la sheegay in ay dib u farsamayn doonto gantaallo laga qabtay Daacish

Posted on June 15, 2025 by News Office

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dhawaan dowladda Puntland dib u farsamayn doonto gantaallo horay loo qabtay argagixisada Daacish, kuwaasi… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo fara-gelinta Villa Somalia ee Jubaland

Posted on June 15, 2025June 15, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, qorshaha Madaxda Villa Somalia ee Jubbaland… Sii akhri

Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo maanta furmay

Posted on June 15, 2025June 15, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay… Sii akhri

Calmiskaad: Mareykanka oo Raashin iyo Saad Ciidan cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland

Posted on June 14, 2025 by News Office

Saaxiibada dowladda Puntland ee Maraykanka ayaa Raashin iyo Saanad ciidan hawada Sare uga daadiyey Ciidanka difaaca dowladda Puntland ee ku… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo Galabta Kulan fogaan arag ah la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

Posted on June 14, 2025June 14, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Daacish oo u dhashay dalka Turkiga

Posted on June 14, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa gacanta ku dhigay argagixiyay u dhashay dalka Turkiga oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta xarigga ka jaray buundo casri oo Garoowe laga hirgeliyay

Posted on June 14, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,  ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Buundada cusub ee Garoowe oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close