Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Puntland oo markii u horraysay 15 Soomaali ku dilay dagaalka Daacish

Ciidamada difaaca Puntland oo Jimcihii hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Cadayle ee togga Baallade ayaa markii u horraysay tan iyo… Sii akhri

Posted on June 14, 2025 by News Office

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe

Posted on June 13, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Jimce ah dib… Sii akhri

Roob Miraale ah oo xalay maarugay dooxooyinka Nugaaleed

Posted on June 13, 2025 by News Office

Roob Miraale ah oo xalay saq barkii curtay ayaa maaruqay inta badan dooxooyinka Nugaaleed ee dhaca Gobollada Sool iyo Nugaal,… Sii akhri

Faahfaahinta: Israa’iil oo xalay duullaan khasaare ba’an dhaliyay ku qaaday Iraan

Posted on June 13, 2025June 13, 2025 by News Office

Israa’iil ayaa xalay Iran ku qaaday weerar militari oo weyn, kaasi oo ay ku bartilmaameedsatay xarumo muhiim ah, oo ay… Sii akhri

Xukuumadda Madaxweyne Siciid Deni oo ka soo dhex hadashay xisbiga Horseed

Posted on June 12, 2025 by News Office

Xisbiga Horseed oo uu hoggaamiyo wasiir ka tirsan xukuumadda Siciid Deni ayaa sheegay in uu si adag uga horjeedo fara-gelin… Sii akhri

Puntland oo soo afjartay firxad ka tirsan Daacish oo ku go’doonsanaa god weyn oo dhaca Baallade

Posted on June 12, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo xalay bayaan kooban soo saartay ayaa sheegtay in ay soo afjartay koox ka tirsan firxadkii argagixisada Daacish… Sii akhri

Xasan Abgaal oo xukuumadda Deni ku eedeeyay in ay ka baxday nidaamkii iyo dastuurkii Puntland

Posted on June 11, 2025June 11, 2025 by News Office

Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta saamaynta badan ku leh degaannada Puntland ayaa ku eedeeyay xukuumadda madaxweyne Deni, in… Sii akhri

Caasimadda Garoowe oo laga mamnuucay shirarka siyaasiyiinta mucaaridsan xukuumadda Siciid Deni

Posted on June 11, 2025 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuurre oo maanta hadal kooban ka jeediyay kulan ku saabsan Amniga ayaa sheegay in aan… Sii akhri

Guuleed Saalax oo codkiisa ku biiriyay kacdoon ka dhan ah xukuumadda Deni oo ka curtay Mudug

Posted on June 11, 2025 by News Office

Dr. Guuleed Saalax Barre oo kamid ah hormuudka siyaasiyiinta Puntland ayaa codkiisa ku biiriyay kacdoonka bulsho ee ka curtay Gobolka… Sii akhri

Ilaa 30 siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda Mudug oo baaq deg deg ah u jeediyay xukuumadda Deni

Posted on June 11, 2025 by News Office

Ilaa 30 qof oo ka kooban siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda gobolka Mudug (dhinaca Puntland) ayaa soo saaray baaq… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close