Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Kama qeyb noqon doono gogosha Xasan Shiikh ilaa Villa Somalia aqoonsato Axmed Madoobe

Dowladda Puntland oo ka hortimid gogoshii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegtay in aysan qeyb ka noqon doonin… Sii akhri

Posted on June 11, 2025 by News Office

Puntland oo markii u horraysay ka hadashay shakhsiyaad Reer Koonfur Galbeed ah oo ku xiran Gaalkacyo

Posted on June 11, 2025June 11, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali ayaa markii u horraysay jawaab ka bixiyay wararka ku saabsan in shakhsiyaad… Sii akhri

Maxay yihiin qodobada xasaasiga ah ee ku jira Kal-fadhiga Baarlamaanka Puntland ee dhawaan furmaya?

Posted on June 10, 2025June 10, 2025 by News Office

Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo xambaaraan Qodoba xasaasi ah ayaa lagu wadaa in uu furmo 15 bishaan oo ku… Sii akhri

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo shaacisay jadwalka Kal-fadhiyada golayaasha degmooyinka

Posted on June 10, 2025June 10, 2025 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo soo saartay jadwal cusub ayaa maanta muddaysay Kal-fadhiyada golayaasha degaanka degmooyinka Puntland. Warqad ka soo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Boosaaso ku qabtay xubno lagu tuhunsan yahay firxadkii Daacish

Posted on June 10, 2025 by News Office

Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgallo ka wada magaalada Boosaaso ayaa qabtay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo loogu baaqay in ay joojiso cayda iyo Jaa’ifada ciddii ka ra’yi duwan

Posted on June 9, 2025 by News Office

Siyaasi Guuleed Saalax Barre ayaa ugu baaqay xukuumadda Madaxweyne Deni in ay joojiso cayda iyo jaa’ifaynta haldoorka iyo siyaasiyiinta ka… Sii akhri

Xildhibaan Dhaashane: Bil kasta Puntland waxay 1.8 milyan ku bixisaa mushaarka ciidamada SSC-khaatumo

Posted on June 9, 2025 by News Office

Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane, oo ka tirsan guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyay miisaaniyadda lacageed ee dowladda Puntland bil kasta ku… Sii akhri

Fasiraad laga bixiyay Hadalkii Madaxweyne Deni ee ku saabsanaa iibinta Puntland

Posted on June 9, 2025 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa fasiraad ka bixiyay hadal uu dhawaan sheegay Madaxweyne Deni, kaasi oo muran badan… Sii akhri

Dowladda Puntland oo warbixin ka soo saartay hawlgal cir iyo dhul ah oo ay ku qaaday Argagixisada Daacish

Posted on June 8, 2025June 8, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay hawlgal cir iyo dhul ah saddexdii cisho ee u danbeeyay kula wareegtay degaannada ku… Sii akhri

Isimada Gobolka Bari oo qaban-qaabinaya Shir weyne ku saabsan Xaaladda guud ee Puntland

Posted on June 8, 2025 by News Office

Xubno kamid ah Golaha Isimada Dhaqanka Gobolka Bari oo maanta ku shirsan degaanka CARTA oo ka tirsan degmada Carmo ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close