Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shacabka Garoowe oo xalay isu soo bax weyn ku taageeray ciidamada Puntland

Dadweynaha caasimadda Garoowe ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha weyn ee ciidamada difaaca Puntland ka… Sii akhri

Posted on June 8, 2025 by News Office

Puntland: Dabley hubaysan oo fiidnimadii xalay laba dhalinyaro ah ku dilay duleedka Gaalkacyo

Posted on June 8, 2025June 8, 2025 by News Office

Dabley hubaysan ayaa fiidnimadii xalay duleedka Gaalkacyo ku dilay laba dhalinyaro ah oo ka soo baxay beer lagu nasto oo… Sii akhri

Dhalinyaro shalay Gaalkacyo loogu xiray tabasho ay muujiyeen oo maanta xabsiga laga sii daayay

Posted on June 7, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa maanta si shuruud la’aan ah ku sii daysay qaar kamid ah dhalinyarada Gaalkacyo oo shalay loo xiray… Sii akhri

Guleed Saalax oo Madaxweyne Deni ka dalbaday in uu deg deg ku sii daayo dhalinyaro ku xiran Gaalkacyo

Posted on June 7, 2025 by News Office

Siyaasi Guuleed Saalax Barre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa kulul u cambaareeyay tacaddi iyo xarig ay xukuumadda Madaxweyne Deni kula… Sii akhri

Boosaaso: Ciidamada Puntland oo Daacish ka saaray difaacyadii ugu adkaa ee togga Baallade

Posted on June 7, 2025June 7, 2025 by News Office

Kaddib dagaal culus oo saacado badan qaatay ciidamada difaaca Puntland ayaa firxadkii ugu badnaa ee Daacish ku dilay aagga Sadow… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay dhalinyaro cabasho muujiyay oo lagu Xirxiray Gaalkacyo

Posted on June 7, 2025June 7, 2025 by News Office

Maamulka gobolka Mudug ayaa markii ugu horaysay faahfaahin ka bixiyay shan dhalinyaro oo lagu xirey Gaalkacayo, kuwaas oo horey u… Sii akhri

Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on June 6, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalbatay in la fuliyo shuruud adag, oo ay… Sii akhri

Sirdoonka Puntland oo saacado Garoowe ku xannibay mas’uul ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on June 6, 2025 by News Office

Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa Khamiistii saacado ku xannibtay garoonka diyaaradaha Garoowe agaasimaha waaxda Qiimeynta wasaaradda Qorshaynta… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo isu diyaarinaya in ay qarxiyaan god weyn oo Daacish ku go’doonsan yihiin

Posted on June 5, 2025June 5, 2025 by News Office

Ciidanka Komaandooska dowladda Puntland ayaa isu diyaarinaya in ay qarxiyaan god weyn, oo ay ku go’doonsan yihiin ilaa 20 dagaallame… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo firxadkii Daacish ka furtay hub iyo Rasaas badan

Posted on June 5, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka furtay hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close