Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo saaka safar deg deg ah ugu baxay Gobolka Sanaag

Gudoomiyaha golaha wakiilada Puntland Cabdirisaaq Qaraaje ayaa safar degdeg ah oo aan horey loo shaacin ugu ambabaxay degmada dhahar ee… Sii akhri

Posted on June 22, 2025June 22, 2025 by News Office

Guddoomiyaha degmada EYl ee gobolka Nugaal oo toorrey lagu dhaawacay

Posted on June 21, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo dhacda xeebta badweynta Hindiya ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dhaawacay… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo Todobaadkan go’aanno culus kaga dhawaaqaya magaalada Garoowe

Posted on June 21, 2025 by News Office

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe ayaa Todobaadkan ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland oo la filayo in uu  Kulan gaar… Sii akhri

Cabdi Cabdullaahi Haashi Goley oo loo doortay Kursigii uu ka geeriyooday Sen. Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab

Posted on June 21, 2025 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland oo saaka xaruntooda ku yeeshay Fadhi ku saabsan Xasaanad-siinta mas’uuliyiinta u baahan Xasaanadda ayaa buuxiyay kursi ka… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo mar kale loo xil saaray in uu dowladda Federaalka u jawaabo

Posted on June 21, 2025 by News Office

Madaxtooyada Puntland ayaa u xil saartay guddi ka kooban labada wasaaradood ee Qorshaynta iyo Warfaafinta oo uu ku jiro wasiir,… Sii akhri

Mas’uuliyiintii ugu badnaa ee Puntland oo lagu ballamiyay Kulan uu warbixin ku siinayo Madaxweyne Deni

Posted on June 21, 2025June 21, 2025 by News Office

Mas’uuliyiintii ugu badnaa, oo ay ku jiraan guddoomiyaasha gobollada iyo degmooyinka Puntland ayaa lagu amray in ay soo xaadiraan Kulan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qorshaynaya in uu shaqada ka eryo wasiiro, agaasimayaal iyo mas’uuliyiin kale

Posted on June 20, 2025June 20, 2025 by News Office

Xog sugan oo aan ka helnay Madaxtooyada Puntland ayaa muujinaysa in Madaxweyne Deni uu magacaabis ballaaran samaynayo ka hor dhammaadka… Sii akhri

Cabdirisaaq Ducaysane oo si adag u dhaliilay mas’uuliyiinta caadaystay cayda iyo aflagaadada madaxda

Posted on June 20, 2025 by News Office

Siyaasi Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa si adag u dhaliilay mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho

Posted on June 19, 2025 by News Office

War-murtiyeedkii galabta laga soo saaray dhammaadka Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh horay u iclaamiyay, balse aanay Mucaaradka… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in heshiis qarsoodi ah dhexmaray Villa Somalia iyo kooxda Al-shabaab

Posted on June 19, 2025 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo militari ahaan isaga caabin weyday mileeshiyaadka Al-shabaab ayaa heshiis qarsoodi ah la gashay kooxda, si ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close