Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni “wax kasta oo ka soo baxay shirka golaha wadatashiga nama quseeyaan”

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi ayaa maanta ka hadlay war-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shirka golaha wadatashiga ee lagu soo gebogabeeyey Mlmagaalada… Sii akhri

Posted on May 18, 2024May 18, 2024 by News Office

Madaxweyne Biixi “heshiiska aan la galnay Itoobiya waan dhamaystiraynaa”

Posted on May 18, 2024May 18, 2024 by News Office

Somaliland ayaa maanta u dabbaaldetay sannadguurada 33-aad ee ka soo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga, waxaana meelo badan oo gudaha… Sii akhri

Israa’iil oo ka walaacsan gantaalo cusub oo soo bandhigtay Xisbullah

Posted on May 18, 2024May 18, 2024 by News Office

Isticmaalka gantaallada S5 ee Xisbullah ayaa sare u qaaday welwelka Israa’iill ee ku aaddan horumarinta hubka ay deegsanayaan kooxdan. Wargeyska… Sii akhri

War-murtiyeed: Shirka madaxda DG iyo DF oo la soo gebogabeeyey

Posted on May 17, 2024May 17, 2024 by News Office

Shirka madasha wadatashiga oo mudo sadex maalmood ah ka socday Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed… Sii akhri

Shir madaxeedka Jaamacadda carabta oo lagu taageeray Soomaaliya

Posted on May 17, 2024May 17, 2024 by News Office

Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta, meertadiisa 33-aad oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Baxreyn ayaa lagu taageeray madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed… Sii akhri

Dagaal gaystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Galgaduud

Posted on May 17, 2024May 17, 2024 by News Office

Dagaal beeleed sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaano hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Goobjoogayaal… Sii akhri

Aqalka Wakiilada Mareykanka oo ansixiyey sharciga taageerada Israa’iil

Posted on May 17, 2024May 17, 2024 by News Office

Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa ansixiyay sharci loogu magac daray sharciga taageerada amniga ee Israa’iil, kaas oo sidoo kale xaddidaya awoodda Biden… Sii akhri

Madaxweynaha Ruushka oo booqasho labo maalmood ah ku tagay Shiinaha

Posted on May 16, 2024May 16, 2024 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqasho labo maalmood ah ku tagay Shiinaha, isagoo maanta kula kulmaya Beijing dhiggiisa Xi Jinping… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Slovakia oo ka baxay khatarta kadib markii la toogtay

Posted on May 16, 2024May 16, 2024 by News Office

Nolosha Ra’isul Wasaaraha slovakia Robert Fico ayaa la sheegay in aanay hadda khatar ku jirin kaddib markii dhowr xabadood lagu… Sii akhri

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo ka qaybgalay shirka madasha wadatashiga qaran

Posted on May 15, 2024May 16, 2024 by News Office

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa galinkii danbe ee maanta ka qaybgalay shirka golaha wadashiga ee dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close