Madaxweynaha Mareykanka oo aqalka cad ku qaabilaya madaxweynaha Kenya
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa Khamiista toddobaadkan booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad, halkaa oo uu kula kulmayo Madaxweynaha… Sii akhri
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa Khamiista toddobaadkan booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad, halkaa oo uu kula kulmayo Madaxweynaha… Sii akhri
Gaari Leylo ah oo la sheegay inuu Al-shabaab u siday hub, daawo iyo saanad kale oo ciidan ayaa maanta lagu… Sii akhri
Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal kale ku qaado deegaanada… Sii akhri
Dacwad oogaha maxkamadda dembiyada caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu iyo wasiirka gaashaandhigga… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Iran geeridii ku timid Madaxweyne Ibraahim Raisi iyo Wasiirkii Arrimaha… Sii akhri
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA, ayaa sheegtay in ay kordheen tirada dhimashada cudurka Daacuunka… Sii akhri
Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u sheegtay inuu geeriyooday Madaxweyne Ebrahim Raisi iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Hossein Amir-Abdollahian oo ay… Sii akhri
Madaxweynaha Iran Irahim Raisi ayaa nolol iyo geeri lagu la yahay kaddib markii ay dhacday diyaarad uu la socday oo… Sii akhri
Warbixinnadii u horreeyay ayaa sheegaya in diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo uu la socday madaxweynaha Iran, Ebrahim Raisi inay… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray qodobadii ka soo baxay shirka golaha wadatashiga. Hoos… Sii akhri