Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaaraha Slovakia oo la toogtay

Ra’iisul wasaaraha Slovakia, Robert Fico ayaa lagu toogtay bannaanka guriga dhaqanka ee magaalada Handlova oo ku dhow caasimadda dalkaas. Nin… Sii akhri

Posted on May 15, 2024May 15, 2024 by News Office

Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa’uud

Posted on May 15, 2024May 15, 2024 by News Office

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka kiiska Sayid Cali Macalin Daa’uud iyadoo ku xukuntay dil toogasho ah.… Sii akhri

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir oo go’aan ka gaaraysa kiisa Sayid Cali

Posted on May 15, 2024May 15, 2024 by News Office

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan ka soo saareysa kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo xafiiska xeer ilaaliyaha… Sii akhri

Madaxda dawlad goboleedyada iyo DFS oo ka doodaya doorashada dawlad goboleedyada

Posted on May 15, 2024May 15, 2024 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirka madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, kaas oo looga hadlayo sida… Sii akhri

James Swan oo loo magcaabay sii hayaha Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on May 15, 2024May 15, 2024 by News Office

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa u magcaabay James Swan inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee… Sii akhri

Xog: Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland oo diidan ka qaybalka hoggaamiyaha SSC-Khaatumo shirka Madasha Qaran

Posted on May 14, 2024May 14, 2024 by News Office

Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanada laga soo doorto Somaliland ay culays ku saarayaan madaxweyne Xasan… Sii akhri

Shirka golaha wadatashiga qaran oo ka furmay Muqdisho

Posted on May 14, 2024May 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maanta… Sii akhri

QM oo sheegtay in qaar kamid ah shaqaaleheeda lagu dilay aagga Rafax

Posted on May 14, 2024May 14, 2024 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay, mid kalena lagu dhaawacay xili ay ku sii socdeen… Sii akhri

Shirka madasha wadatashiga qaran oo ka furmaya Muqdisho iyo Puntland oo ka maqan

Posted on May 14, 2024May 14, 2024 by News Office

Magaalada Muqdisho ayaa la filaayaa in uu maanta ka furmo shirka golaha wadatashiga qaran oo ka kooban dawlada federaalka, madaxda… Sii akhri

Ciidanka PMPF oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha qarxa

Posted on May 13, 2024May 14, 2024 by News Office

Ciidanka PMPF oo howlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha qarxa,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close