Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ninkii dilay wasiir Siraaji oo maxkamaddu xukuntay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku xukuntay Axmed Cabdullaahi Ceydiid oo dilay wasiirkii… Sii akhri

Posted on July 31, 2017July 31, 2017 by News Office

Daawo doorashadii gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland TPEC

Posted on July 30, 2017 by News Office

Warsidaha Puntand Post ayaa idiin soo gud gudbinayaa muuqaal ku saabsan doorashadii maanta ka dhacday xarunta PDRC Garowe oo guddiga… Sii akhri

Xoosh Jabriil oo maanta aan hortagin Baarlamaanka

Posted on July 30, 2017July 30, 2017 by News Office

Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa maanta ka baaqday Baarlamaanka oo uu hortagi lahaa , wuxuuna… Sii akhri

Faah faahin Qarax ka dhacay wadadda Maka Al-Mukarama Muqdisho

Posted on July 30, 2017 by News Office

5 ruux ayaa ku dhintay 10 kalena waa ku dhaawacmeen gaari nooca loo yaqaan Harrier oo ku qarxay wadadda Maka… Sii akhri

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiiradda

Posted on July 30, 2017July 30, 2017 by News Office

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ayaa maanta isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxayna isku shaandhayntu timi kadib markii Baarlamaanka maamulkaas… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland TPEC oo doortay gudoomiye

Posted on July 30, 2017July 30, 2017 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland TPEC ayaa maanta oo axadda waxay doorteen gudoomiyaha guddiga oo muddo 9 billood ah gudoomiye la’aan ahaa,… Sii akhri

Booliiska Australia oo ka hortagay weerar lagu soo ridi lahaa Diyaarad

Posted on July 30, 2017 by News Office

Ciidamada Booliiska dalka Australia ayaa ka hortagay weerar lagu soo ridi lahaa Diyaarad sida uu sheegay Ra’iisul wasaare Malcolm Turnbull,… Sii akhri

Madaxweyne Shariif oo isku shaandhayn doona golihiisa wasiiradda

Posted on July 30, 2017 by News Office

Baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan waxay ugud biyeen inuu isku shaandheeyo golaha wasiiradda oo ay sheegeen… Sii akhri

Madaxweynaha Gal-mudug oo baaq udiray Ahlusunna

Posted on July 30, 2017 by News Office

Madaxweynaha maamulka Gal-mudug Axmed Geelle Ducaalle ( Xeef) ayaa ka hadlay dagaalo ka socda Xeeraale iyo Caabudwaaq oo ka tirsan… Sii akhri

Jaamacadaha Bosaso iyo Mount Kenya oo dhexmari doono iskaashi waxbarasho heerka labaad

Posted on July 27, 2017July 27, 2017 by News Office

Jaamacadaha Bosaso iyo Mount Kenya waxaa dhexmari doono iskaashi waxbarashada heer labaad ee Mastarka iyo Post Graduate Diploma, waxaana Ardayda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close