Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ayaa maanta isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxayna isku shaandhayntu timi kadib markii Baarlamaanka maamulkaas uu madaxweynaha u gudbiyey inuu isku shaandhayn ku sameeyo golaha wasiiradda.
Hadda Halkan ka akhriso.


PUNTLAND POST