Daawo doorashadii gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland TPEC

Warsidaha Puntand Post ayaa idiin soo gud gudbinayaa muuqaal ku saabsan doorashadii maanta ka dhacday xarunta PDRC Garowe oo guddiga doorashooyinka Puntland ku doorteen gudoomiye.

Waxaana Xilkaas guddigu udoorteen Cabdiraxmaan Diiriye Shuuqe oo kamid ahaa guddiga , Shuuqe ayaa horay usoo qabtay wasiirka ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda.

Halkan ka Daawo Muuqaalka.

PUNTLAND POST.

Xasan Bashe.