Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

4 ruux oo ku dhintay Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaare nafeed iyo mid maal ba gaystay ayaa caawa maqribnimadii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadadda Maka Almukarama… Sii akhri

Posted on August 4, 2017August 4, 2017 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarumo caafimaad ka hirgalisay dhulka ka baxsan laamiga

Posted on August 4, 2017 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cimaan Cuuke, ayaa mar kale xariga ka jaray xarumo caafimaad oo hor leh kuwaasoo laga… Sii akhri

AMISOM oo isaga baxday deegaanka Leego

Posted on August 4, 2017 by News Office

Ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa qayb kamid ah waxay maanta isaga baxeen deegaanka Leego oo… Sii akhri

Mudaharaad maanta ka dhacay Garowe iyo Suuqyada oo xirnaa

Posted on August 4, 2017August 4, 2017 by News Office

Magaalada Garowe waxaa maanta oo jimce ah ka dhacay Mudaharaad ay dad badan dhigeen, kuwaas oo socod dheer ku maray… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xildhibaanada mowshinka ka wada Xoosh Jabriil

Posted on August 3, 2017 by News Office

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kullan gaara la qaatay Xildhibaanada mowshinka ka wada Wasiirka arrimaha dibadda… Sii akhri

Al-shabaab oo weerartay Kenya

Posted on August 3, 2017August 3, 2017 by News Office

Koox lagu sheegay Al-shabaab oo maanta weerartay saldhig ciidamada booliiska Kenya ku leeyihiin degmada lafey ee gobolka Mandera waxaa ku… Sii akhri

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu xukumay India

Posted on August 2, 2017August 3, 2017 by News Office

Waxaa maanta oo Arbaco ah dalka India lagu xukumay 15 Dhalinyaro Soomaaliyeed oo kamid ah 118 Maxabiis oo ku xiran… Sii akhri

Guddiga joogtada ah Baarlamaanka oo fariin udiray Ra’iisul wasaaraha iyo Wasaaradda Maaliyadda

Posted on August 2, 2017August 2, 2017 by News Office

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta fasaxay lacagta la siiyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya , Guddiga joogtada ah ayaa arrintan go’aamiyey in… Sii akhri

Mudaharaadyo ka dhacay Kenya iyo madaxweyne Kenyatta oo hadlay

Posted on August 2, 2017August 2, 2017 by News Office

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay shacabka dalkaas inay isdajiyaan oo ka shaqeeyaan xasiloonida kadib mudaharaadyo ka dhacday… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo xafiis ka furay Bosaso dibna ugu soo laabtay Garowe

Posted on August 2, 2017August 2, 2017 by News Office

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta gaaray magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa dib ugu soo laabtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close