Guuleed oo sheegay in aan Gaalkacyo nabad lagu fadhiyi doonin inta laba maamul wada-joogan
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa dhaliilay hannaanka loo maray nabadda iyo xasiloonida ka aslaaxday magaalada Gaalkacyo.… Sii akhri