Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Waare oo sheegay in la qabtay dhammaan raggii dilay Col. Maxamed Macow

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in dhammaan la… Sii akhri

Posted on June 13, 2019June 13, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xalay kormeeray xarumo Booliisku Is-xilqaan ku dhisayaan

Posted on June 13, 2019June 13, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha, xarunta hoggaanka ciidanka Daraawiishta… Sii akhri

Shirkii madaxda dowlad goboleedyada ee Nairobi oo fashilmay

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Waxaa gebi ahaanba fashilmay shir si wadajir ah madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ku dhex mari lahaa magaalada Nairobi… Sii akhri

Deni oo la kulmay madaxda shirkadda Itoobiya Ethiopian Airlines

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Adiss Ababa, Juun, 12, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Adiss… Sii akhri

Puntland oo xil u magacowday nin ka soo jeeda Koonfur Galbeed

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa Cabdiraxmaan Mukhtaar Maxamed oo ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ballan-qaaday in ciidamadu si joogtaa xuquuqdooda u heli doonaan

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Khayre, ayaa Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo… Sii akhri

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay deeq Raashiin ah

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya Soo gaarsiisay deeq mucaawino gargaar ah , taas oo ay u Wakiilatay Xafiiska hay’adda Cuntada Adduunka… Sii akhri

Dagaal culus oo xalay ka dhacay Tukaraq

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo jabhadda dib u xoraynta Khaatumo ee uu hoggaamiyo Col. Faysal Falaalug ayaa xalay ka… Sii akhri

Xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan Puntland oo booqday fariisimaha ciidanka Puntland ee Yubbe

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Wefdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo… Sii akhri

Af-Urur: Al-shabaab baa i dilay hantidaydiina qaatay

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close