Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay isu soo dhiibeen in ka badan 30 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka… Sii akhri

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Col. Caarre oo sheegay in uu gurigiisa ku weerari doono mas’uul ka tirsan Somaliland

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Col. Saciid Cawil Jaamac Caarre oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa gebi ahaanba… Sii akhri

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo dib ula wareegay Af-Urur

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland oo aad u hubaysan ayaa dib ula wareegay tuulada Af-Urur ee gobolka Bari… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shir weynaha Shaqada Adduunka ee Geneva

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo hoggaaminaya wafdi saddex-geesood ah ayaa… Sii akhri

Jabhad kale oo ka soo baxday Somaliland una gashay Puntland

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya  in jabhad hubaysan oo ka horjeedda maamulka Somaliland ay u soo tallaabtay dhinaca… Sii akhri

Dadaal lagu dhex-dhexaadinayey Puntland iyo Villa Somalia oo fashilmay

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Ilo’ ka agdhow xafiiska madaxweyne Den, ayaa Puntland Post u sheegay, in uu fashilmay dadaal lagu doonayay in la isu’gu… Sii akhri

Maxaa ka jira in dowladda Iran Maraakiib dagaal soo gelisay dalka Djibouti ?

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Safiirka dalka Djibouti u fadhiya  magaalada Riyadh ee caasimadda Saudi Arabia oo lagu magacaabo Ziauddin Said Bamhermeh ayaa beeniyay warar… Sii akhri

Shir weyne ka dhan ah Somaliland oo ka furmaya magaalada Badhan

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaa ka socda kulamo kala duwan oo looga diyaar garoobayo, shir weyne looga arrinsanayo fara-gelinta… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Safar Shaqo Ku Gaaray Magaalada Boosaaso

Posted on June 9, 2019June 10, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa safar shaqo oo gaaban ku gaaray magaalada… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga Qaban qaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda

Posted on June 9, 2019June 9, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close