Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay in ardayda Puntland ay heli doonan shahaadada heer Federaal

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ardayda reer Puntland ee soo dhammaysay dugisyada sare ay heli doonaan Shahaadada heer Federaal… Sii akhri

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by News Office

Degmada Ufayn ee gobolka Bari oo maamul cusub loo dhisay

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by News Office

Golaha Degaanka degmada Ufayn ee gobolka Bari, oo maalmahan ay xulistoodu ka socotay halkaasi, ayaa xalay la soo dhammaystiray, waxaana… Sii akhri

Khayre: Haddii aad sidaan ku sii socotaan Adduunyadana waad ku halaagaysan Aakhirana waa la idinku cadaaabin

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo shalay khudbad ka jeediyay degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa shacabka… Sii akhri

Dowladda Suudaan oo loo soo celiyay xubinnimadii Midowga Afrika

Posted on September 7, 2019September 7, 2019 by News Office

Wasaaradda Arrimaha debadda dalka Suudaan ayaa soo dhowaysay Qaraarka Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika uu dib ugu soo celiyay… Sii akhri

Golaha wasiirada Puntland oo ansixiyay xeerka Tayeynta caasimadda Garoowe

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by News Office

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan… Sii akhri

Bangiga Amal oo Garoowe ka daah-furay adeegga TACAB KAAL

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by News Office

Bangiga Amal ayaa adeegga cusub ee TACAB KAAL ka daahfuray Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, adeegaas ayaa Bangigu ugu talo… Sii akhri

Taliyaha ciidamada Puntland oo sheegay in Somaliland iyo Al-shabaab oo wada socda ku soo wajahan yihiin gobolka Sanaag

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by News Office

Taliyaha guud ee ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland S/Gaas Yaasiiin Cumar Dheere ayaa markii u horraysay todobaadkan socdaal ku tegay magaalada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Koonfur Afrika ka dalbatay in ay ilaaliso muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee dalkeeda ku nool

Posted on September 5, 2019September 5, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Koonfur Afrika ka dalbatay in ay ilaaliso oo dammaanad qaaddo bed-qabka muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee ku… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku celisay taageeridda Qorshaha Hawlgalka UNSOM

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan Muqdisho kula qaatay wakiilka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare khayre oo tegay magaalada Dhuusamareeb

Posted on September 2, 2019September 2, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kharye, ayaa galabta tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug, halkaasi oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close