Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Maraykanka oo cunaqabateyn ku soo rogtay taliyihii hore ee Booliiska Uganda

Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay Taliyihii Hore Booliska dalka Uganda, Kale Kayihura sababo la xiriira ku xadgudubka xuquuqda… Sii akhri

Posted on September 15, 2019September 15, 2019 by News Office

Somaliland oo ku dhawaaqday in ay joojisay Saldhigii militari ee Imaraadku ka dhisanayey magaalada Berbera

Posted on September 14, 2019September 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Sabtiya ku dhawaaqay in xukuumaddiisu joojisay saldhigii militari ee dowladda Imaaraadka Carabtu… Sii akhri

Russia Iran iyo Turkiga oo todobaadkan shir saddex-geesood ah ka yeelanaya xaaladda wadanka Syria

Posted on September 14, 2019September 14, 2019 by News Office

Hoggaamiyaasha Turkiga, Iran iyo Russia oo Isniinta todobaadkan ku kulmi doona magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, ayaa mar kale… Sii akhri

Jubaland oo faahfaahin ka bixisay nabaddoon xalay lagu dhaawacay magaalada Kismaayo

Posted on September 14, 2019September 14, 2019 by News Office

Af-hayeenka laamaha Amniga dowlad goboleedka Jubaland ayaa faahfaahin ka bixiyay nabaddoon caan ah oo xalay lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo… Sii akhri

Faahfaahin: kalluumaysato lagu waayay xeebaha gobolka Guardafui ee Puntland

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by News Office

Laash ay saaran yihiin shan ruux oo kalluumeysato ah ayaa todobaadkan lagu waayay xeebta gobolka Guardafui ee Puntland sida uu… Sii akhri

Al-shabaab oo soo bandhigtay 90 xubnood oo kamid ah ergooyinkii so xulay xildhibaanada Federaalka ee laga soo doorto Galmudug

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug ku soo bandhigay 90 xubnood oo kamid ah ergooyinkii soo xulay… Sii akhri

Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Bari oo ka warbixiyay hawlgallada ka socda Boosaaso

Posted on September 10, 2019September 10, 2019 by News Office

Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Bari G/sare Xuseen Cali maxamud oo saaka wareysi siiyay warbaahinta Puntland post ayaa ka warbixiyay xaaladda… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay qabatay xubno ka tirsan Al-shabaab oo qirtay in ay is-bahaysi la yihiin Somaliland

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by News Office

Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland Sarreeye Gaas yaasiin Cumar Dheere oo saaka wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland… Sii akhri

Taliyaha qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland oo u jawaabay Abbaan-duulaha ciidamada Somaliland

Posted on September 9, 2019September 9, 2019 by News Office

Taliyaha qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo warbaahinta kula hadlay magaalada Badhan ee gobolka… Sii akhri

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo xustay maalinta Akhris-Qorista Adduunka

Posted on September 8, 2019September 8, 2019 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta Akhris-Qorista Adduunka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close