Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Daacish oo dagaallamayaal cusub ku soo bandhigtay buuraleyda gobolka Bari ee Puntland

Sawirro shalay lagu baahiyay internet-ka ayaa kooxda la baxday Daacish waxay ku soo bandhigtay xubno cusub oo ku soo biiray… Sii akhri

Posted on September 23, 2019September 23, 2019 by News Office

Xisbiga Sheikh Shariif oo sheegay in madaxda Villa Somalia ay Khiyaano Qaran galeen

Posted on September 23, 2019September 23, 2019 by News Office

Xisbiga Himilo Qaran ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dhacdadii dowladda Federaalka Soomaaliya ay shalay ku xannibtay diyaarad uu saarnaa madaxweynihii… Sii akhri

Jubaland oo cambaaraysay is-hortaagii lagu sameeyay Sheikh Shariif iyo xayiraadda saaran duullimaadyada Kismaayo

Posted on September 23, 2019September 23, 2019 by News Office

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa si adag u cambaareeyay dhacdadii shalay lagu hor istaagay madaxweynihii hore dalka Sheikh Shariif… Sii akhri

Puntland oo cambaaraysay xayiraadda Villa Somalia saartay Jubaland

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa cambaaraysay Xayiraadda Socdaal ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shuruud adag hor-dhigtay Warbaahinta Madaxa-bannaan

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by News Office

Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cali Xassan Axmed (Sabareey) oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa shaaciyay shuruud adag… Sii akhri

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir u fasaxday deeq lacageed oo ka timid Midowga Yurub

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by News Office

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir waxay u fasaxday lacag dhan $ 6… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wakiilka Puntland ee Maraykanka

Posted on September 22, 2019September 22, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wakiil cusub oo Puntland u qaabilsan Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool… Sii akhri

Shaqaale ay Somaliland soo cayrisay oo shaqa ka helay Garoonka Diyaaradaha Garoowe

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by News Office

Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Garoowe,… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtida maanta saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa… Sii akhri

Wasiir ku xigeen ka tirsanaa Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

Posted on September 21, 2019September 21, 2019 by News Office

Wasiir Kuxigeenkii wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdikariin Khaliif Cabdi (Dhaalac) ayaa xalay xilka iska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close