Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray safaarada Soomaaliya ee Washington

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawlgala… Sii akhri

Posted on September 28, 2019September 28, 2019 by News Office

Ciidanka dowladda Federaalka oo sheegay in ay xubnoka tirsan Al-shabaab ku laayeen gobolka Shabeellada hoose

Posted on September 27, 2019September 27, 2019 by News Office

Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellada hoose ayaa laga soo xigtay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in xukunka Maxkamadda Cadliga Adduunka uu qaban doono Kenya

Posted on September 27, 2019September 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay khudbaddiisi uu ka jeediyay shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobay waxa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha guud ee Qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya

Posted on September 27, 2019September 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo wefdi uu hoggaaminayo oo u ambabxay dalka Turkiga

Posted on September 25, 2019September 25, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntlland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wefdi uu hoggaaminayo oo isagu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Ganacsato ayaa… Sii akhri

Kenya iyo Soomaaliya oo heshiis is af-garad ah gaaray

Posted on September 25, 2019September 25, 2019 by News Office

Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta… Sii akhri

Farmaajo iyo Erdogan oo kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York

Posted on September 25, 2019September 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha waddanka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa shalay kulan gaar ah ku… Sii akhri

Hay’adda NCA oo afar mashruuc-biyood ku wareejisay Wakaaladda Biyaha Puntland

Posted on September 24, 2019September 24, 2019 by News Office

Hay’adda NCA ayaa maanta oo Talaado ah , waxay Wakaaladda horumarinta Biyaha Puntland ku wareejisay , afar mashruuc oo biya… Sii akhri

Sheikh Shariif oo sheegay in Soomaaliya ay mar kale cagta saartay wadadii burburka

Posted on September 23, 2019September 23, 2019 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladdii Federaalka KMG ahayd ee Soomaaliya, Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa… Sii akhri

Ururka Suxufiyiinta Puntland oo amray in aan dheg jalaq loo siin hadalka Wasiir Sabareey

Posted on September 23, 2019September 23, 2019 by News Office

Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP, Maxamed Daahir Caynsane oo hadda warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa ka jawaabay hadal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close