Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XL I) 41aad Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Hay’adda UNDP-da ee qarammmada midoobay iyo ergooyinka dalalaka Midowga Yurub iyo dowladda Soomaaliya wixii loo soo April 2005 waxay bilaabeen… Sii akhri

Posted on July 17, 2016 by Desk

Xulka Hiiraan & Shabeelada Dhexe Oo Guul Ka Gaaray Xulka Jubbaland

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Ciyaartoyda xulka Hiiraan & Shabeelaha dhexe ayaa gaaray guushii ugu horeysay tartanka Maamul Goboleedyada kadib markii ay si dirqi ah ku garaaceen… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Eriday Hay’ad Turki ah

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali… Sii akhri

Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Siwayn loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Garowe

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland ahna Murashaxa madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Faroole ayaa maanta si ballaaran… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan Turkiga Anigaa Ka Taliya

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Istambul-(Puntlandpost)-Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa ka soo muuqday magaalada Istambul isaga oo diiday in uu wax afgambi ah ka… Sii akhri

Qaar kamida Saraakiishii ka Dambeysay Afgaambigii Turkiga oo la soo qabtay

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Ankara-(Puntlandpost)-Saakay waxaa la xiray General Abdalla Salim oo la sheegay inuu kamid ahaa ragii Afgambiga la damacsanaa Xukuumadda Erdogan. Waxaa… Sii akhri

Mudaharaadyo looga soo horjeedo Afgambigii Fashilmay ee Turkiga oo ka socda Muqdisho

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntlandpost)-Muqdisho waxaa gil-gilaya hadda banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo afgambigii fashilmay ee xalay lala damacsanaa Madaxweyne Erdogan. FG: wixii… Sii akhri

Maaliyadda cusub ee Manchester United 2016/17 Oo La Soo Bandhigay

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Maaliyadda cusub ee kooxda Manchester United ayaa markale waxaa si qarsoodi ah loogu soo bandhigay Hong Kong, iyadoo la filayo… Sii akhri

Ciidamada Bada Puntland Oo Qabtay Doon Ay Saarnaayeen Dhalinyaro Tahriibayaal Ah

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Bosaaso-(Puntlandpost)-Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso xarunta gobolka bari waxaa lagu soo bandhigay Habeen nimadii xalay kooxo tahriibayaal ah oo ay… Sii akhri

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Cambaareeyay Afgambigii Fashilmay Ee Ka Dhacay Turkiga

Posted on July 16, 2016July 16, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntlandpost) Madaxweynaha Dowlada Federaal Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareyay isku day afgambi oo habeenkii xalay ahaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close