Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmasuqa Puntland oo tababar u qabatay Ardayda Jaamacadda Bariga afrika Faraceeda Garowe

Hay’adda astaynta maamul Wanagga iyo la dagaalanka musuqmasuqa dowladda Puntland ayaa tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan Maamul Wanaagga… Sii akhri

Posted on April 27, 2016April 27, 2016 by Desk

Kooxaha Man. City Iyo Real Madrid Oo Barbaro Gool La’aan Ah Ku Galay Etihad Stadium

Posted on April 27, 2016 by Desk

Kooxda Manchester City ayaa barbaro Real Madrid kula gashay garoonka Etihad, lugta hore ee afar dhammaadka Champions League. Qeybtii hore… Sii akhri

Warbixin: Man. City iyo Real Madrid oo Caawa Fooda isku daraya Afar Dhamaadka Champions league-ga

Posted on April 26, 2016 by Desk

Manchester-(Puntland Post ) Manchester City ayaa soo dhaweyneysa kooxda Real Madrid Caawa kulanka lugta koowaad ee Champions league wareegisiia afar… Sii akhri

MUSHAAR LA’AANTA GARSOOYAASHA DALKA SABAB MA UTAHAY CADAALAD DARADA DALKA?

Posted on April 26, 2016April 26, 2016 by Desk

Magaalada muqdisho ee Caasiamada Dalka soomaaliya waxaa kasocda Shir looga hadlayo Arimaha garsoorka Dalka waxaana Shirkaasi kaqeybgalay garsoorayaasha Maamulka goboleedyada… Sii akhri

Daacish oo sheegtay inay Weerar u Geysteen kolonyo Gaadiidka Amisom ah oo maraayay duleedka Muqdisho

Posted on April 25, 2016 by Desk

Ururka Daacish oo ku xoogan dalalka Ciraaq iyo Suuriya, ayaa sheegtay in weerarkii ugu horeeyay ay ka gaysteen dalka Somaliya,… Sii akhri

Invitation to Tender for Construction Materails for 90 Transitional Shelters for Galkayo IDPs under SIDA, SOFM1602

Posted on April 25, 2016April 30, 2016 by Desk

Click here to Download http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/04/INVITATION-TO-BID-PUNTLAND-esource-Tender-advert-_2_-_2_.pdf

R/W Somaaliya oo Wasiir cusub u Magacaabay Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta

Posted on April 25, 2016April 25, 2016 by Desk

Mugdisho-(Puntland Post) Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii wasaaradda boostada iyo… Sii akhri

Jawaari: R/W waxaan ka sugeynaa inuu noo keeno sida Xukuumadiisa ay ku fulin karto Doorashada 2016

Posted on April 23, 2016 by Desk

Puntland Post-(muqdisho) Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaal Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan  Jawaari  ayaa sheegay inay ka sugayaan Ra’iisul Wasaaraha Somaliya maalmaha… Sii akhri

400,000 oo Qof ayaa Siiriya ku dhimatay – Wakiilka QM ee Siiriya

Posted on April 23, 2016 by Desk

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Siiriya ayaa sheegay in rabshadaha ka socda dalkaas ay galaafeen 400,000 oo qof ilaa… Sii akhri

Guddiga Culumada ee Gurmadka Abaaraha oo ugu Baaqay Dowladda Puntland Inay Kaalin Muuqata ka Qaadato Gurmadka Abaaraha.

Posted on April 22, 2016April 22, 2016 by Desk

Guddoomiye Guddiga Culumada ee gurmadka abaaraha sheikh Fu’aad Maxamuud X. Nuur iyo Guddoomiye k/xigeenka Sheekh C/xaafid Cali Yuusuf oo maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close