Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dowladda Ingiriiska oo bilowday in ay Ciidamo u soo dirto Soomaaliya

Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay in ciidamo tiro yar oo hurudhac ah ay usoo dirtay Soomaaliya, Ciidamadan ayaana la sheegay in… Sii akhri

Posted on May 2, 2016 by Desk

Kulan Xiiso Badan Oo Galabta Dhex Mari Doonta Manchester United Iyo Leicester City

Posted on May 1, 2016May 1, 2016 by Desk

Manchester-(Puntland Post) Leicester City ayaa u dabaaldagi doonta maalintii ugu weyn ee taariikhda kooxda maata marka ay u safarayaan Old… Sii akhri

Uhuru Kenyatta oo gubay Foolal Maroodi iyo Wiyil

Posted on May 1, 2016May 1, 2016 by Desk

Nairobi-(Puntland Post) Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu dab qabad siiyay 105 tan oo faan maroodi ah iyo 1.5… Sii akhri

Muumin Jimcaale: Anniga oo da’dan ku jirra waxa igu qasbay in aan hubka qaato waa dhibaato aan arkay

Posted on April 30, 2016April 30, 2016 by Desk

Muumin Cilmi Jimcaale waa hor-joogaha dagaal-yahano iskood isu abaabulay oo xoogaga Al-shabaab kala Wareegay Deegaanno dhowr ah oo Hoos-taga Degmooyinka… Sii akhri

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo Hakiyay Howlihii Gurmadka

Posted on April 30, 2016April 30, 2016 by Desk

Guddiga gurmadka abaaraha ayaa soo gabagabeeyay wajigii kowaad ee gurmadkii biyo dhaaminta ahaa ee ka wadeen qaar ka mid aha… Sii akhri

R/W Soomaaliya oo Sheegay in 2 bilood oo Dheeraad ah lagu darayo Xiliga ay dhaceyso Doorashada Dalka

Posted on April 30, 2016 by Desk

Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa sheegay in muddo labo bilood ah lagu kordhinaayo waqtigii la filaayay inay… Sii akhri

Bosaso:Beelo Oodwadaag ah oo La kala Wareegay Diyadda Dad 25 sanno ka hor la Laayay

Posted on April 28, 2016April 28, 2016 by Desk

Guddoomiye K/xigeenka gobolka Bari Axmed Cabdullaahi Cirro ayaa ka qayb galay xaflad ay mag jifiyeed ay ku kala guddoomeen  Lao… Sii akhri

Isbitaal la duqeeyey magaalada Aleppo ee dalka Siiriya

Posted on April 28, 2016 by Desk

In ka badan 27 qof ayaa ku dhimatay, tiro kale oo aan la xaqiijina waa ku dhaawacmeen weerar cirka ah… Sii akhri

Atletico Madrid Oo Guul Dahabi Ah Garoonkeeda Kaga Gaadhay Bayern Munich Koobka Champions Leaque-ga

Posted on April 28, 2016 by Desk

Kooxda Atletico Madrid ayaa guul dahabi ah garoonkeeda kaga gaadhay kooxda Bayern Munich kulanka lugta hore ee Champions Leaque-ga, waxayna… Sii akhri

MAAMULKA GOBOLKA SH/DHEXE OO SHEEGAY CABSI LAGAQABO WEBIGA SHABEELE

Posted on April 27, 2016 by Desk

Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe Muxumad Sugaal Cismaan ayaa Waxa uu kawarbixiyay Xaalada biyaha webiga Shabeele. Gudoomiye… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close