PUNSAA oo soo saaray War Saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed

Gudiga fulinta Bulshada Rayidka ah ee Puntland  (PUNSAA) oo kulankoodii saddex bilood laha ahaa soo gabagabeeyey maanta 19/07/2016 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka heer Federaal heer dowladaha xubnaha ka ah iyo hogaanka dhaqanka oo ku saabsan Doorashooyinka 2016, wuxuuna u qornaa sidatan.

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/07/War-Saxaafadeed-ku-wajahan-Gudiyada-Doorashada-ee-heer-Federaalheer-dawladaha-xubnaha-ka-ah-iyo-hogaanka-dhaqanka-oo-ku-saabsan-doorashada-2016.pdf
PUNTLAND POST