Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo Aas ballaaran loogu sameeyay Magaalada Caabudwaaq

Caabudwaaq-(Puntland Post) Waxaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Qabuuraha Dab-Casar lagu aasay Marxuum Ugaas Ciise Ugaas C/dulle… Sii akhri

Posted on May 12, 2016May 12, 2016 by Desk

Israa’iil oo xukun ku riday Wiil 14 sano jir ah oo u dhashay Falastiin

Posted on May 11, 2016May 11, 2016 by Desk

Maxkamad ku taal Magaalada Qudus ee dhulka reer Falastiin, ee ay xooga ku haysato Isra’il ayaa la soo taagay Wiil… Sii akhri

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal Shabaab lagu dilay ka fuliyay G/galgaduud

Posted on May 11, 2016 by Desk

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Kumaandooska Somaliya oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM… Sii akhri

Shabaab oo sheegtay Degmada Tooratoorow inay kula dagaalameen ciidamo Mareykan ah

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Desk

Maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xalay fashiliyeen weerar ay sheegeen in ay kusoo qaadeen Ciidamo katirsan kumaandooska dalka… Sii akhri

Qarax gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray Xarunta fiisha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho

Posted on May 9, 2016May 9, 2016 by Desk

Waxaa Goordhaw Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Degmada Shingaani… Sii akhri

Wasiirka Amniga Puntland iyo 5 askari oo ku Dhaawacmay israsaasayn ka Dhacday Bosaso

Posted on May 5, 2016May 5, 2016 by Desk

Wasiirka amniga puntland Cabdi Xirsi Qarjab  ayaa dhaawac  fudud uu ka soo gaaray is rasaasayn dhexmartay ilaalada Taliyaha ciidanka booliska… Sii akhri

Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Puntland oo ka digay Khatarta ka iman karta Daacish oo ku fida Somaliya

Posted on May 5, 2016May 5, 2016 by Desk

Agaasimihii hore ee Sirdoonka Dowlada Puntland Cabdi Xasan Xuseen “Cabdi Yare” ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka… Sii akhri

Real Madrid Oo Iska Xaadirisay Finalka Champions League iyo Stadium San Siro Oo Martigelin Doona Madrid Derby

Posted on May 5, 2016May 5, 2016 by Desk

Madrid-(Puntland Post) Kooxda Real Madrid ayaa ciyaar ay u qalantay ugu soo gudubtay finalka Champions League iyadoona Milano kula ciyaari… Sii akhri

Atletico Madrid Oo Iska Xaadirisay Finalka Champions League

Posted on May 4, 2016May 4, 2016 by Desk

Munich-(Puntland Post)  Kooxda Atletico Madrid ayaa ciyaar saxariir ay ka martay ugu soo baxday Final Champions League kaddib markii kooxda… Sii akhri

Kooxda Layaabka Xili Ciyaareedka 2015/16 Ee Leicester City Oo Si Rasmi Ah Markii Ugu Horaysay ku Guulaysatay Koobka Horyaal Ingiriiska

Posted on May 3, 2016May 3, 2016 by Desk

Leicester-(Puntland Post) Kooxda Leicester City ayaa iyada oo aan wax kubbad ah isku taaban ku guulaystay koobka horyaalka Ingiriiska kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close