Sirdoonka Maraykanka oo kaalin ku lahaa xirigii Nelson Mandela
Basaas u shaqeyn jiray laanta sirdoonka mareykanka,CIA ayaa qirtay in xog uu siiyay booliiska Koonfur Afrika ee xilligii cadaanku dalka… Sii akhri
Basaas u shaqeyn jiray laanta sirdoonka mareykanka,CIA ayaa qirtay in xog uu siiyay booliiska Koonfur Afrika ee xilligii cadaanku dalka… Sii akhri
Munaasabad ballaaran lagu xusayay sanadguuradii 73aad ee ka soo wareegtay asaaskii ururkii dhalinyaradda Soomaaliyeed ee SYL oo ah maalinta dhalinyarada… Sii akhri
Taliyaha Cusub ee ciidanka Booliska Puntland S/G Cabdirisaaq Shire Faarax(Ereg) ayaa markii u horraysay ka hadlay xilka KMG ah ee… Sii akhri
Muqdisho-(Puntland Post) Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa loo Sameeyay Mido Kordhin Xiliga ay ka sii shaqaynayaan gudaha… Sii akhri
Waa barmaamij khaas ah oo sheekh Siciid Cali kaga hadlay doorka ay siyaasiyiintu ku leeyihiin tahriibka dhalinyarada
Maanta waxay Ummadda Soomaaliyeed u tahay maalin qiimo weyn ugu fadhida, isla markaasna kaalin weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii… Sii akhri
Ciidamada Badda Dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyay Kun qof oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo noloshooda halis ay ku jirtay hadii aysan… Sii akhri
Guddiga kubadda cagta ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in Gabadha lagu magacaabo Fatma Samba Diouf Samoura, ay tahay xoghayaha guud… Sii akhri
Agaasimaha guud ee Hayadda Astaynta Maamul Wanagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa dowladda Puntland Mr Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa war baxin… Sii akhri
Nairobi-(Puntland Post) Dowladda Mareykanka ayaa waxay Dowladda Kenya ugu yeertay inaanay xirin xeryaha qaxootiga ee ku yaala Degmada Dhadhaab ee… Sii akhri