Mudaharaadyo looga soo horjeedo Afgambigii Fashilmay ee Turkiga oo ka socda Muqdisho

Muqdisho-(Puntlandpost)-Muqdisho waxaa gil-gilaya hadda banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo afgambigii fashilmay ee xalay lala damacsanaa Madaxweyne Erdogan.

Deg Deg n

FG: wixii warar ka soo kordha mudaharaadyadaas iyo sawiro goor dhow kala socda puntlandpost.com.

Kayse muse ali

Puntlandpost

Garowe