Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Maxaa looga hadlay shirkii ay ka qayb galeen Wasiir Farketi iyo Gudoomiyha Bangiga dhexe ee Soomaaliya

Wefdi ay hogaaminayaan Wasiirka Maaliyadda DF Md. Maxamed Aden Ibraahim Farketi iyo Gudoomiyha Bangiga dhexe ee Soomaaliya Md. Bashiir Ciise… Sii akhri

Posted on April 18, 2016April 18, 2016 by Desk

Dadka Kudhaqan Tuulada Daanyeerey oo Kacabanaya Cudurka Kuduudiyaha

Posted on April 17, 2016April 17, 2016 by Desk

Jawhar(Puntland Post)-Tuulada Daanyeerey Waxa ay ka mid tahay Tuulooyiinka Hoos Yimaada Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaana lagu… Sii akhri

Dowlada Puntland oo ciidamo badan geysay deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug

Posted on April 16, 2016 by Desk

Garacad-(Puntland Post) Dowlada Puntland  ayaa Ciidamo badan geysayay deegaanka Garcad oo ka tirsan Gobolka Mudug, halkaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyay… Sii akhri

Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka Uefa Champions League-ga Oo La Soo Saaray

Posted on April 16, 2016April 16, 2016 by Desk

Waxaa magaalada Nyon lagu qabtay isku aadka wareega afar dhamaadka Champions League iyadoo kulamo xiiso badan ay ka soo baxeen.… Sii akhri

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo jowhar Dib Ugu laabtay

Posted on April 15, 2016 by Desk

Wasiirka Arimaha gudaha DFS iyo wefdi odayaal dhaqameed ah oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada jowhar ee Xarunta gobolka… Sii akhri

Bosaso:Guddiga Culumadda Ee Gurmadka Abaaraha Puntland oo soo Bandhigay Deeqo Lacageed oo soo Gaaray

Posted on April 14, 2016April 14, 2016 by Desk

Guddiga Culumadda ee gurmadka abaaraha puntland ayaa ka warbixiyay deeq  lacageed oo guddiga ka soo gaartay oo dad soomaaliyeed  oo… Sii akhri

Barcelona oo Laga Soo Cidhibtiray Tartanka Ay Koobkiisa Difaacanaysay Ee Champions Leaque-ga iyo Atletico Madrid iyo Bayern Munich oo u Soo Baxay Afar Dhamadka UCL

Posted on April 14, 2016 by Desk

Kooxda Atletico Madrid ayaa Barcelona ka cidhibtirtay tartanka ay koobkiisa difaacanaysay ee Champions Leaque-ga kadib markii ay 2:0 ku garaacday… Sii akhri

Xasan Shiikh: Waalidiintu ha soo doontaan caruurtii Shabaab qaldeen ee Puntland qabatay

Posted on April 13, 2016 by Desk

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa tilmaamay waalidiinta Somaliyeed ee caruurtooda lagu qabtay duulaankii Shabaabka ay ku qaadeen deeganada Puntland… Sii akhri

Real Madrid iyo Manchester City ooWareega Afar Dhamaadka Champions Leaque-ga iska xaadiriyay

Posted on April 13, 2016 by Desk

Real Madrid ayaa dhinaca kale u dhigtay natiijadii guuldarada ahayd ee ay kulankii lugta hore ay kala soo kulantay kooxda… Sii akhri

Wejiga Labaad ee Shirka oo Furmay Iyo Wasiir Odiwaa Oo raali Gelin bixiyay

Posted on April 12, 2016 by Desk

Waxaa magaalada Jowhar Markale Kafurmay Shirka maamul usameynta gobolada hiiraan iyo shabeelaha dhexe oo mudo dhan 102 maalmood uu hakad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close