Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Wiil uu Dhalay Bin Laden oo Liiska Argagixisada lagu daray

Hamza Bin Laden oo ah wiil uu dhalay hoggaamiyihii Al-Qaacida Osama Bin Laden ayaa dowlada Maraykanka si rasmi ah ugu… Sii akhri

Posted on January 6, 2017January 6, 2017 by Desk

Liiska Musharaxiinta Gudoonka Barlamaanka oo la soo saaray

Posted on January 5, 2017January 5, 2017 by Desk

Waxaa galabta la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya guddoonka Aqalka hoose ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo la… Sii akhri

Aqalka sare ee Barlamaanka oo xarunta KMG ah looga dhigay Iskuul

Posted on January 5, 2017January 6, 2017 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka  Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga  Soomaaliya iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka sare… Sii akhri

Jawaari oo ku dhawaaqay Musharaxnimada Guddoomiyaha Baarlamaanka

Posted on January 4, 2017January 4, 2017 by Desk

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya horeyna u ahaa Guddoomiyihii hore Baarlamaanka ayaa maanta ku… Sii akhri

Xasilooni Siyaasadeed ayaa dalka xal u ah

Posted on January 4, 2017January 5, 2017 by Desk

Xasilooni waa erey mugweyn, lehna macno balaaran, waa deganaansho ku salaysan nolol iyo dhaqaale, markay siyaasad noqotana waxay xaqiijinaysaa deganaasho… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Militariga Uganda oo Muqdisho yimid

Posted on January 3, 2017January 3, 2017 by Desk

Taliyaha Ciidamada Militariga dalka Uganda General Katumba Wamala ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku yimid magaalada Musqdisho ee caasumada… Sii akhri

Nin malyan dollar MUDANE ku noqday!!Maxaa laga sugayaa?!…Ma inuu dalka Dhaco ? Ma…

Posted on January 3, 2017January 3, 2017 by Desk

DHaar iyo in laaluush  la qaato wax is qabanaya ma aha!!  Ma laga yaabaa in dad badan oo siyaasadda dalka u dhaartay… Sii akhri

Britain oo muwaadiniinta British-ka ah uga digtay Musuqa Doorashada Soomaaliya

Posted on December 29, 2016December 29, 2016 by Desk

Dowlada Britain ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan baaritaano ku aadan hadii ay jiraan Muwaadiniinta Soomaali British ah ay… Sii akhri

Madasha wadatashiga oo dib u dhigtay 18-kii Kursi ee ay ku kordhisay Aqalka Sare

Posted on December 29, 2016December 29, 2016 by Desk

War-murtiyeed xalay xili danbe ka soo baxay Madaxda la baxay madasha wadatashiga Qaran oo ka kooba Madaxda sare ee Dawlada… Sii akhri

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa uga digay Doorashada Soomaaliya

Posted on December 28, 2016 by Desk

Dowlada Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinta Soomaalida ah ee haysta dhalashada Mareykanka ee ka qeybgalaysa doorashooyinka dalka Soomaaliya inay ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close