Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay Doorashadii Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya

Shalay oo taariikhdu ahayd 11/01/2016, markii ay soo gaba-gabowday Tartankii doorashada Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ee ka socday Aqalka Baarlamaanka isla… Sii akhri

Posted on January 12, 2017January 12, 2017 by Desk

Faroole iyo Shiikh Shariif oo ku heshiinaya KAMPALA

Posted on January 11, 2017January 11, 2017 by Desk

Wararka PUNTLAND POST ka helayso magaalada Kampala ee caasimada dalka Ugandha ayaa sheegaya inay ku kulmi doonaan halkaas Musharax Cabdiraxmaan… Sii akhri

QANDALA: Madaxweyme Gaas oo Booqday xarumo Dowladeed oo xiran

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Desk

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta gaaray Degmada Qandala oo ka tirsan Gobalka Bari ayaa si diiran… Sii akhri

Horyaalka Kubbadda Cagta Puntland oo Garowe ka socda iyo guulo la kala gaaray

Posted on January 9, 2017January 10, 2017 by Desk

Waxaa maalinkii labaad Soconaya Horyaal Kooxaha heerka koowaad ee Puntland, waxaana maanta dhacay laba kulan oo isdaba joog ah, kuwaas… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Degmada Qandala

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Desk

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayey ayaa goor dhaweyd gaaray Degmada Qandala ee Gobolka Bari, halkaas… Sii akhri

Lacacgihii shuruudda looga dhigay murashaxiinta ujeedadoodii waa cadaatay! WQ/: Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Desk

{Inaan gobanimo gaarno oo dowlad noqono awoowayaasheen waa u dhinteen waana innagu soo simmeen, marka Xil-DHibaanadeena ma u qadi waayeen… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinkii Barlamaanka

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Mooshinkii shalay ay ka gudbiyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri

Xubintii ugu horeysay Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo la doortay

Posted on January 8, 2017January 8, 2017 by Desk

Doorashada xubnaha Aqalka sare u matalaaya Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya oo ka socota magaalada Muqdisho ayaa goor dhaweyd la doortay… Sii akhri

Doorashada xubnaha Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta dhacaysa

Posted on January 8, 2017January 8, 2017 by Desk

Waxaa maanta la filayaa in ay magaalada Muqdisho ka dhacdo Doorashada  xubnaha Gobolada Waqooyi u matali doona  Aqalka sare ee… Sii akhri

General Katumba Wamala oo Booqasho ku tagay Degmada Baraawe

Posted on January 7, 2017January 7, 2017 by Desk

Taliyaha Ciidanka Milaterigga dalka Uganda General Katumba Wamala oo ay weheliyeen Taliyaha Howlgalka AMISOM General Osman Nur Soubagle, Saraakiil Soomaliyeed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close