Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dowlada Jarmalka oo Jubbaland ka taageeraysa dhismaha Ciidanka

  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya Jutta Frasch… Sii akhri

Posted on January 18, 2017January 18, 2017 by Desk

Doorashadii Somaliland oo dib loo dhigay

Posted on January 17, 2017January 17, 2017 by Desk

Xisbiyada siyaasadda Somaliland ayaa maanta go’aan ku gaaray in doorashada madaxtooyada dib loo dhigo muddo lix bilood ah, iyagoo ugudbiyey… Sii akhri

Ciidamada Burundi oo ka Baxaya Soomaaliya

Posted on January 17, 2017 by Desk

Wakaaladda wararka ee AFP  ayaa sheegtay in Madaxtooyada Burundi ay si rasmi ah uga codsatay wasaaradaheeda difaaca iyo arrimaha dibedda,… Sii akhri

Turkiga oo qabtay nin loo heystay weerarkii Istanbul

Posted on January 17, 2017January 17, 2017 by Desk

Booliska dalka Turkiga ayaa sheegay in ay qabteen nin loo heystay in uu ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday goob lagu… Sii akhri

Guddoonka Baarlamaanka oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hir gelinta Doorashooyinka Dadban

Posted on January 16, 2017January 16, 2017 by Desk

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ku xigeenka koobaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku… Sii akhri

Anigaa isdhibayee tolkay wax isma dhaamaane : Kucelis Gabay Puntland Post lagu daabacay 18 may 2002

Posted on January 15, 2017 by Desk

Tixdaan gabeyga ah waxaa Puntland Post Website soo gaarsiiyey abwaan Cumar Cabdinuur Nuux 15/05/2002, waxaana website-ku daabacay 18/05/2002. Puntland Post wuxuu… Sii akhri

Musharaxiin War-murtiyeed ka soo saaray Kampala

Posted on January 14, 2017January 14, 2017 by Desk

Afar musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamud Faroole, Shariif Sheekh Axmed, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Cabdinaasir Maxamed… Sii akhri

Xasan shiikh oo ku olole galay in uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on January 14, 2017January 14, 2017 by Desk

Musharax Xasan Shiikh ayaa ololihiisa doorashada waxaa ka muuqda in uu weli yahay madaxweynaha soomaaliya. Xayeysiiska uu gashaday baraha internet-ka… Sii akhri

AMISOM congratulates Somalia’s Speaker of the House of the People on his re-election to the 10th parliament

Posted on January 14, 2017 by Desk

The Special Representative of the AU Commission Chairperson (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira congratulates Honourable Mohamed Sheikh Osman… Sii akhri

Mahad Cabdalla Cawad oo mar kale ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka

Posted on January 12, 2017January 12, 2017 by Desk

Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa mar kale ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mahad Cabdalla Cawad ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close