Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir oo qarax lagu dilay

Qarax maanta ka dhacay degaanka Garasbaaley oo ka tirsan degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ku dhintay Afar qof… Sii akhri

Posted on January 19, 2021January 19, 2021 by Desk

Puntland: Wafdi sare oo gaaray Badhan iyo u jeedka safarkooda

Posted on January 19, 2021January 19, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay Garowe ayaa maanta lagu soo dhaweeyey… Sii akhri

Puntland: Waa kuwee degmooyinka ay ka dhici doonaan doorashooyin hordhaca?

Posted on January 19, 2021January 19, 2021 by Desk

Guddiga ku-meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay 3 degmo oo ay doorashooyin Gole Deegaan oo hordhaca ka dhici… Sii akhri

DFS oo beenisay in ciidamo Soomaali ah ka qeybgaleen dagaalkii Tigray

Posted on January 19, 2021January 19, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar saacadihii la soo dhaafay la isla dhexmarayay oo sheegayay in ciidamo Soomaali ah ay… Sii akhri

Cabdiraxmaan Faroole oo ka digay in tafsiir xumo ka timaado go’aamadii ay soo saareen

Posted on January 18, 2021January 18, 2021 by Desk

Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta ka hadlay dhaqangelinta go’aamadii ka soo baxay Guddiga xal u helida diidmada Shilin Soomaaliga. Cabdiraxmaan Faroole… Sii akhri

Sheekh Shariif: 8 February ka hor waa in laga heshiiyaa arrimaha doorashada

Posted on January 18, 2021January 18, 2021 by Desk

Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ayaa ku baaqay in ka hor 8-da February laga… Sii akhri

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay labo Danjire

Posted on January 18, 2021January 18, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Salaax Axmed… Sii akhri

Puntland: Go’aamo laga soo saaray shaqaaqadii Iskushuban

Posted on January 15, 2021January 15, 2021 by Desk

Guddigii Puntland u saartay shaqaaqadii ka maalmo ka hor ka dhacday deegaan hoostaga degmada Iskushuban ayaa soo saaray go’aamo. Guddi… Sii akhri

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Itoobiya oo la dilay

Posted on January 13, 2021January 13, 2021 by Desk

Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in la dilay qaar kamid ah hoggaamiyeyaashii ururka TPLF. Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Itoobiya… Sii akhri

Shir looga hadlayo xal u helida diidmada shillin Soomaaliga oo ka socda Garowe

Posted on January 10, 2021January 10, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda shir-guddoominaya shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close