Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland iyo Daacish oo ku dagaalamay meel u dhow Balidhidhin

Ciidamada gaarka ah Puntland PSF iyo dagaalyahano ka tirsan Daacish ayaa maanta dagaal ku dhexmaray meel u dhow degmada Balidhidhin… Sii akhri

Posted on April 3, 2021April 4, 2021 by Desk

Farmaajo oo markii shanaad shir isugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Posted on April 2, 2021April 2, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii shanaad shir isugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaas oo… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo kulan gaara la yeeshay Beesha Caalamka

Posted on March 30, 2021March 30, 2021 by Desk

Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubalanad. Kulanka ayaa looga hadlay… Sii akhri

Rooble oo baaq u diray madaxda Puntland iyo Jubaland

Posted on March 30, 2021March 30, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ugu baaqday in ay ku soo biiraan shirka arrimaha doorashada… Sii akhri

Puntland iyo Jabuuti oo ka wadahadlay doorashada Soomaaliya

Posted on March 30, 2021March 30, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan… Sii akhri

Dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo shir ku leh Muqdisho

Posted on March 29, 2021March 29, 2021 by Desk

Madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa shir ku leh hotel Airport oo ku yaalla garoonkan diyaaradaha… Sii akhri

Sarkaal Shabaab ahaan jiray oo la sheegay in uu ka howlgalo xarunta Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on March 28, 2021March 28, 2021 by Desk

Xildhibaannadii laga joojiyay fadhiyada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax sharci ah oo guddoomiye Mursal u cuskaday go’aanka… Sii akhri

Xildhibaano laga joojiyay ka qeybgalka fadhiyada Baarlamaanka

Posted on March 28, 2021March 28, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa 15 xildhibaan ka joojiyay ka qeybgalka 5 fadhi. Warqad uu soo saaray… Sii akhri

Cabdirashiid Janan oo laga dejiyay Muqdisho

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by Desk

Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo dowladda isku dhiibay shalay kadib wadahadal dhexmaray ayaa galabta ka soo degay magaalada Muqdisho. Cabdirashiid… Sii akhri

Cabdirashiid Janan: Waa dhammaatay colaadii Gedo

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by Desk

Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) iyo ciidamo uu wato ayaa maanta gelinkii dambe lagu soo dhaweeyay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close