Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo xustay maalinta qaaxada iyo Caluula oo sanadkan yeelan doonta xarun qaaxo

Waxaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda caafimaadka Puntland ee Garowe lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta qaaxada adduunka (World TB… Sii akhri

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka oo ka hadashay qoraaladii Beesha Caalamka

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by Desk

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in Beesha Caalamka qaarkeed ay ku xadgudbeen arrimaha gudaha iyo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Cabdirashiid Janan

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa xilkii ka qaaday Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan) o ahaa wasiirkii amniga Jubaland. “Madaxweynaha dowlad… Sii akhri

Badbaado Qaran oo shir uga furmay Muqdisho

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by Desk

Madasha la magacbaxday Badbaado Qaran ayaa markii ugu horreysay shir uga furmay magaalada Muqdisho. Shirka waxaa ka qeybgalay madaxweynayaasha Puntland… Sii akhri

Shirka Muqdisho ee Puntland iyo Jubaland dibad jooga ka yihiin, maxaa looga hadlay maanta?

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by Desk

Maalintii labaad waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Afisyoone shir ku yeeshay dowladda federaalka, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo gobolka… Sii akhri

Wasiir Talyaani ah oo yimid Muqdisho

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by Desk

Wasiirka gaashaandhiga dowladda Talyaaniga Guerrini Lorenzo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho. Guerrini Lorenzo, waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho… Sii akhri

AU Special Representative assures of security during Somali leaders’ meeting on elections

Posted on March 21, 2021March 22, 2021

Mogadishu – March 21st 2021; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco… Sii akhri

Lafta-gareen oo soo gaaray Muqdisho

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by Desk

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta dib… Sii akhri

Mareykanka: Soomaaliya waa in ay si deg deg ah u qabataa doorashooyinka

Posted on March 19, 2021March 19, 2021 by Desk

Mareykanka ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay jaahwareerka doorashooyinka Soomaaliya oo abuuri kara hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku… Sii akhri

Deni oo fariin u diray ciidamada qaranka Soomaaliya

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta hadal ka jeediyay kulankii looga dhawaaqayay ‘Madasha Badbaado Qaran’ ayaa ugu baaqay ciidamada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close