Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo ciidamo tababar ugu soo xirtay Badhan, Sanaag

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta magalada Badhan ee gobolka Sanaag tababar ugu soo xiray dufcadii 2aad ee ciidamada daraawiishta… Sii akhri

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Puntland iyo Jubaland oo qeyb ka ahayn shirka 2aad ee guddiga farsamada

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Puntland iyo Jubaland ayaa sheegay in aysan qeyb ka ahayn shirka wajigii 2aad ee guddiga farsamada dowladda federaalka, dowlad goboleedyada… Sii akhri

Guddi farsamo oo shir looga hadlayo khilaafka doorashada uga furmayo Muqdisho

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Sida ay baahisay warbaahinta ku hadasha afka dowladda, waxaa maanta hotelka Decala ee garoonka Aadan cadde magaalada Muqdisho ka furmaya… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay dacwadda badda

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in xukuumadiisa iyo shacabka Jubaland ay garab taaganyihiin dooda Soomaaliya ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo qaatay tallaalka Covid-19

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by Desk

Maanta oo Talaado ah ayaa gudaha Soomaaliya laga bilaabay tallaalka Covid-19 oo shalay soo gaaray. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka… Sii akhri

Qoorqoor oo soo gaaray Muqdisho

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo maalmihii lasoo dhaafay safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya

Posted on March 15, 2021March 16, 2021 by Desk

Waxaa soo gabagaboobay dhageysiga maalinka kowaad ee la xiirsan wareega kowaad ee dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.… Sii akhri

Dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya

Posted on March 15, 2021March 16, 2021 by Desk

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa magaalada Hague ee dalka Holland ka bilowday dhageysiga dacwadda badda ee u dhaxeysa… Sii akhri

Soomaaliya oo markii ugu horreysay la soo gaarsiiyay tallaalka Covid-19

Posted on March 15, 2021March 15, 2021 by Desk

Waxaa maanta markii ugu horreysay Soomaaliya la soo gaarsiiyay qeybtii koobaad ee tallaalka Covid-19, kaas oo ah 300,000 oo kuuro… Sii akhri

Qarax ka dhacay meel u dhow xerada Afisyooni

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by Desk

Qarax miino ayaa goordhaweyd ka dhacay meel u dhow albaabka xerada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Miinada ayaa lala eegtay gaari… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close