Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayao ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa waxaa garoonka… Sii akhri

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by Desk

Imaaraadka oo Wakiil u soo magacowday Somaliland

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta ka guddoomay waraaqda aqoonsiga wakiil Imaaraadka u soo magacowday Somaliland. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland… Sii akhri

Degmada Boosaaso oo maamul ku meelgaar ah loo magacaabay

Posted on March 11, 2021March 11, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa degmada Booaaso u magacaabay guddoomiye iyo ku xigeen ku meelgaara. Wareegto uu caawa soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso

Posted on March 11, 2021March 11, 2021 by Desk

Boosaaso: 11 March 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11 ku kala diray Golaha… Sii akhri

Madaxweyne hore Soomaaliya oo geeriyooday iyo taariikhdiisa oo kooban

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by Desk

Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa caawa ku geeriyooday Cali Mahdi Maxamed oo ahaa madaxwaynihii ugu horeeyay Soomaaliya ee… Sii akhri

Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Ingiriiska

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan DFS oo geeriyooday

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by Desk

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Baydhabo. Lama… Sii akhri

Amnesty International: Puntland waa inay joojisaa xarigga sharci darrada ah iyo dhibaateynta suxufiyiinta

Posted on March 9, 2021March 10, 2021 by Desk

Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodad ee Amnesty International ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Puntland ay kordhiyeen weerarada ay ku hayaan xorriyadda… Sii akhri

Duqii Boosaaso oo shaqada looga joojiyay tuhun musuqmaasuq

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. Wareegto uu… Sii akhri

Soomaaliya oo wafdi ka qeybgalaya dhageysiga dacwadda badda u dirtay Hague

Posted on March 8, 2021March 8, 2021 by Desk

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka baxay guddiga Dowladda Soomaaliya u xil saartay dhageysiga dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Wafdi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close