Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Guddoomiye Degmo oo lagu dilay Muqdisho

Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii degmadda Xamarjajab Maxamed Cabdi Axmed (Xayle). Guddoomiyaha ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah,… Sii akhri

Posted on April 17, 2021April 17, 2021 by Desk

Deni iyo Axmed Madoobe oo wadatashi la sameeyay siyaasiyiinta iyo bulshada Puntland iyo Jubaland

Posted on April 16, 2021April 17, 2021 by Desk

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo kulamo wadatashi ah… Sii akhri

Muuse Biixi oo ka hadlay colaada Sool

Posted on April 16, 2021April 16, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay Ceelka Dhabar-dalool… Sii akhri

Farmaajo oo darajadii iyo xuquuqdii ciidan ka qaaday Saadaq Joon

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by Desk

Madaxweyne Farmaajo ayaa xeer madaxweyne darajadii ciidanka kaga qaaday Taliyihii hore ee Booliska gobolka Banaadir S/G, Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo ka degay Garoowe iyo Kismaayo

Posted on April 13, 2021April 13, 2021 by Desk

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhaweyd ka kala degay magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo.… Sii akhri

Sidee u arkaan dowlad goboleedyadu muddo kordhinta dowladda federaalka?

Posted on April 12, 2021April 12, 2021 by Desk

Puntland iyo Jubaland ayaa qaadacay muddo kordhinta dowladda federaalka, hallka Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo maamulka gobolka Banaadir ay soo… Sii akhri

Aqalka Sare oo ka horyimid go’aankii Golaha Shacab

Posted on April 12, 2021April 12, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa go’aanka Golaha Shacabka ee muddo kordhinta ku tilmaamay mid dalka… Sii akhri

Qoorqoor: Doorashada Soomaaliya waxay u taagan tahay arrimo shakhsiyeysan

Posted on April 11, 2021April 11, 2021 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya ay u taagan tahay dano gaara oo shakhsiyeed. Madaxweyne… Sii akhri

Midowga Afrika, Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo IGAD oo baaq u diray madaxda Soomaaliya

Posted on April 11, 2021April 11, 2021 by Desk

Midowga Afrika, Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ugu baaqay… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Baydhabo

Posted on April 10, 2021April 10, 2021 by Desk

Qof walxaha qarxa isku soo xiray ayaa duhurnimadii maanta isku qarxiyay maqaayad ku taalla magaalada Baydhabo. Qaraxa inta la xaqiijiyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close