Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo go’aan ka soo saartay xaaladda doorashada Soomaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada ayaa looga hadlay go’aanka Puntland ee arrimaha doorashada Soomaaliya. Dowladda Puntland ayaa… Sii akhri

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by Desk

Ciidamo weeraray saldhiga dhexe ee Garoowe

Posted on April 21, 2021April 22, 2021 by Desk

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa maanta weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay labo askari. Ciidamada weeraray… Sii akhri

Kismaayo: Colaad ka aloosan dhul deegaan oo Axmed Madoobe ka gaday Xawaaladda Kaah

Posted on April 19, 2021April 20, 2021 by Desk

Wararka naga soo gaaraya magaallada Kismaayo xarunta ku meel gaarka maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaas ay xiisad colaadeed… Sii akhri

Lacag lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by Desk

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay lacag tiro badan oo sharci darro ah ku qabteen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee… Sii akhri

Prof. Gaandi oo geeriyooday

Posted on April 18, 2021April 18, 2021 by Desk

Professor Maxamed Cabdi Gaandi ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada Paris ee Dalka Faransiiska. Prof. Gaandi wuxuu ku… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo qaadacay muddo kordhinta federaalka

Posted on April 17, 2021April 17, 2021 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay dood dheer ka dib qaadaceen muddo kordhinta golayaasha dowladda federaalka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid… Sii akhri

Axmed Madoobe oo isbadel ku sameeyay taliyeyaasha Amniga Jubaland

Posted on April 17, 2021April 17, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isbadel ku sameeyay taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda Jubaland. Wareegto ka soo… Sii akhri

Saxaafadda oo laga saaray kulanka madaxweyne Deni iyo Baarlamaanka

Posted on April 17, 2021April 17, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Baarlamaanka ayaa goordhaweyd u furmay kulan albaabadu u xiran yihiin. Guddoomiyaha Baarlmaanka Puntland ayaa… Sii akhri

Puntland: Weriye iyo labo qof oo kale oo shil gaadiid ku geeriyooday

Posted on April 17, 2021April 17, 2021 by Desk

Weriye iyo labo qof oo qoyskiisa ah ayaa ku geeriyooday shil gaadiid oo ka dhacay inta uu dhaxaysa Garoowe iyo… Sii akhri

DFS: Ma jiro qorshe lagu weeraro Saadaq Joon

Posted on April 17, 2021April 17, 2021 by Desk

Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubay ayaa sheegay in dowladda aysan u qorsheysnayn weerar ay ku qaado Taliyihii hore ee Booliska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close