Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Maxaa ka soo baxay kulankii Rooble, Qoorqoor, Guudlaawe iyo Midowga Musharaxiinta?

Waxaa caawa kulan saacado badan socday Muqdisho ku yeeshay Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan… Sii akhri

Posted on April 29, 2021April 29, 2021 by Desk

Baarlamaanka Soomaaliya oo beeniyay war laga faafiyay

Posted on April 28, 2021April 28, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in baarlamaanku qorsheynayo xilka qaadis uu ku sameeyo Ra’iisul… Sii akhri

Mareykanka oo mar kale u hanjabay madaxda Soomaaliya

Posted on April 27, 2021April 27, 2021 by Desk

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay isku dhacyadii rabshadaha watay ee maalin ka hor ka dhacay… Sii akhri

Aqalka Sare oo ka digay tallaabooyinka ka hor imanaya Dastuurka Dalka

Posted on April 26, 2021April 26, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay hay’adaha dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa… Sii akhri

Somalia: A tale of two countries

Posted on April 26, 2021April 26, 2021 by Desk

Having endured cyclical crises spanning three decades, Somalia is both a fragile state and a resilient society. For decades, people… Sii akhri

Rooble oo ka hadlay xaaladda Muqdisho

Posted on April 26, 2021April 26, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay iska hor-imaadyadii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Muqdisho

Posted on April 25, 2021April 25, 2021 by Desk

Qeybo kamid ah waqooyiga xaafadaha magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu arkayay ciidamo gadiid dagaal ku hubeysan oo ka soo horjeeda… Sii akhri

Midowga Afrika oo ka horyimid muddo hordhinta dowladda federaalka Soomaaliya

Posted on April 22, 2021April 23, 2021 by Desk

Golaha nabadda iyo ammaanka Midowga Afrika ayaa kulan ay maanta ka yeesheen arrimaha Soomaaliya waxaa ay ka soo saareen war-murtiyeed… Sii akhri

Siibed: TPEC wuxuu baalmaray nidaamka Dastuurku ugu talagalay habka doorashada

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by Desk

Urur Siyaasadeedka Mustaqbal ayaa ku eedeeyay Guddiga Ku-Meelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) in uu baalmaray nidaamka Dastuurku ugu talagalay… Sii akhri

NISA iyo Shaqaale ku dagaalamay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on April 22, 2021April 22, 2021 by Desk

Dagaal gacan ka hadal ah ayaa maanta gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Nabadsugidda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close