Kismaayo: Koox Ciyaartoy ah oo qarax lagu laayay
Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhintay 9 kalana waa ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay isgoyska Golol xaafadda… Sii akhri
Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhintay 9 kalana waa ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay isgoyska Golol xaafadda… Sii akhri
Shirweynihii horumarinta waxbarashada Puntland ee saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Garowe ayaa xog-isweydaarsi, doodo, lafagur iyo falanqeyn… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay… Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa magacii laga baddelay waxaana loo bixiyay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Caruurta. Magac… Sii akhri
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo shir-guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada ayaa guddi heer Wasiir ah u… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa guddiga doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed ee Jubaland u gudbiyay tartamayaasha qaar… Sii akhri
Xeer Ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya Gen. Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa guddi u magacaabay kiiska Ikraan… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd u ambabaxay magaalada London ee dalka… Sii akhri
Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay hoggaaminayso oo maanta soo gaaray Garowe ayaa kulan… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku boorriyay madaxda dowlad goboleedyada in ay sida ugu dhaqsaha badan… Sii akhri