Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Macallin jaamacadeed oo lagu dilay Muqdisho

Koox hubaysan ayaa maanta degmada Dharkeenley ku dilay Cismaan Axmed Macow oo ahaa macallin wax ka dhiga jaamacadda Horseed ee… Sii akhri

Posted on July 5, 2022July 5, 2022 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga

Posted on July 4, 2022July 4, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Turkiga, waxaana soo dhaweeyey Wasiirka Waxbarashada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Posted on July 3, 2022July 3, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xoghayaha joogtada ee xafiiskiisa, la-taliyeyaal, afhayeen iyo agaasimeyeyaal ka… Sii akhri

Puntland oo lagu dhaco adeegsiga Internet-ka ee .SO iyo adeegyada teknolajiyadda

Posted on July 2, 2022July 2, 2022 by Desk

Waxaa soo badatay in dad ku qaraabta magaca Puntland ay lunsadeen lacag tiro badan oo loogu talo galay in lagu… Sii akhri

Markab 12 beri taagnaa badda oo ku soo xirtay dekedda Boosaaso

Posted on July 2, 2022July 2, 2022 by Desk

Xilli ay deegaannada Puntland ka jirtay baahi shidaalka noocyadiisa kala duwan ah, ayaa caawa dekedda magaalada Boosaaso waxaa ku soo… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee 2022

Posted on June 30, 2022June 30, 2022 by Desk

Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda dowladda ee 2022, kadib dood adag oo qaadatay sadex maalmood.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka la wareegay

Posted on June 28, 2022June 28, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka… Sii akhri

Muxuu ahaa gargaarkii ay dowladda federaalku keentay Puntland?

Posted on June 26, 2022June 28, 2022 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor Puntland u soo dirtay diyaarad sidda 300 oo kartoon oo raashin ah, waxaana… Sii akhri

Rag bucad-badeednimo ugu xirnaa Cumaan oo ka soo degay dekedda Boosaaso

Posted on June 25, 2022June 25, 2022 by Desk

Dekedda magaalada Boosaaso waxaa maanta ka soo degay 17 nin oo Soomaali ah oo muddo burcad-badeednimo ugu xirnaa dalka Cumaan.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo codka kalsoonida helay

Posted on June 25, 2022June 25, 2022 by Desk

Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta codka Kalsoonida siiyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Xamse Cabdi Barre.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close