Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Wasiir Juxa oo awoodiisa la dhimay

Madaxtooyada Puntland ayaa la wareegtay qayb ka mid ah shaqada arrimaha dimuqraadiyeynta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta, gaar… Sii akhri

Posted on December 4, 2022December 4, 2022 by Desk

Muxuu yahay mooshinka loo gudbiyay guddoonka Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya?

Posted on December 3, 2022December 3, 2022 by Desk

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ku saabsan ka doodista amniga dalka iyo xasaanadda xildhibaanada.… Sii akhri

Shaqaalaha Puntland oo ka cabanaya mushahar la’aan

Posted on December 2, 2022December 2, 2022 by Desk

Shaqaalaha kala duwan ee dowladda Puntland ayaa ka cabanaya in aysan wax mushahar ah qaadan saddexdii bilood ee la soo… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay shirkii ururada siyaasadda Puntland?

Posted on November 30, 2022November 30, 2022 by Desk

Ururada siyaasadda Puntland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray shir wadatashi ah oo saddexdii berri ee la soo dhaafay ugu socday… Sii akhri

Jeyte waa gar sheegtay, laakiin wax intaas ka weyn baa maqan!

Posted on November 29, 2022December 4, 2022

Cali Jayte, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan waa gar sheegtay, wuxuu dareemayaa in heerka uu soo gaaray haddii uu heli lahaa taageerrada uu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay laga saaray Villa Somalia

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay sababo amni looga saaray hoyga deegaanka madaxweynaha ee Villa Somalia, sida ay ogaatay Puntland… Sii akhri

Muqdisho: Rasaas iyo qaraxyo weli laga maqlayo hotel Villa Rays

Posted on November 28, 2022November 28, 2022 by Desk

Rasaas iyo qaraxyo ayaa weli laga maqlayaa gudaha hotel-ka Villa Rays ee magaalada Muqdisho oo caawa fiidkii ay weerar ku… Sii akhri

Odayaal dhaqameed caan ah oo ku xiran Kismaayo

Posted on November 26, 2022November 26, 2022 by Desk

Magaalada Kismaayo waxaa muddo labo todobaad ka badan ku xiran saddex oday dhaqameed oo ka mid ah dhaqanka ugu caansan… Sii akhri

DADKU YUU KU EERSANE: ARAG, MAQAL OO AFKANA XIRO

Posted on November 23, 2022November 23, 2022

Waxaan rabaa inaan qoraalkan wax yar kaga hadlo dhaqan si baahsan bulshada reer Puntland uga hirgalay. Waa dhaqan keenaya waxyeello,… Sii akhri

Sacuudiga oo wacdaro ka dhigay koobka adduunka

Posted on November 22, 2022November 22, 2022 by Desk

Xulka Sacuudiga ayaa 2-1 soo laabasho ah ugu adkaaday xulka Argentina oo ka mid ah xulalka loo saadaalinayay koobka adduunka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close