Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xasan Sheekh oo buriyay xeerar la ansixiyay xiligii Farmaajo

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa buriyay saddex xeer oo ay ansixisay dowladdii hore ee hoggaaminayay Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri

Posted on November 21, 2022November 21, 2022 by Desk

Diyaarad layr la’aan uga degi-waysay garoonka diyaaradaha Garoowe

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by Desk

Diyaarad ka timid Muqdisho ayaa caawa maqribkii kaddib ku degi-wayday garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir Hamaan. Diyaaradda… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay guddoomiye ku-xigeenada iyo goghayaha guud ee gobolka Banaadir. Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Maxaad ka taqaan koobka adduunka?

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by Desk

Indhaha mucaashaqiinta kubbadda cagta adduunka ayaa ku sii jeeda Al Bayt Stadium magaalada Al-Khor ee dalka Qatar, halkaas oo goordhow… Sii akhri

Booliska Puntland oo ka hadlay howlgal ka dhacay Garoowe

Posted on November 20, 2022November 20, 2022 by Desk

Booliska Puntland ayaa ka hadlay howlgal ka dhacay Garoowe oo lagu qaaday rag hubaysan oo la sheegay in ay ka… Sii akhri

Waa kuwee degmooyinka laga qabanayo doorashada lagu muransan yahay ee Puntland?

Posted on November 17, 2022November 17, 2022 by Desk

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa shaaciyay goobaha ay ka sameynayaan diiwaan-gelinta cod-bixiyayaaasha doorashada lagu muransan yahay ee goleyaasha deegaanka… Sii akhri

Khudbadii Madaxweyne Xasan ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka JFS

Posted on November 15, 2022November 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka JFS. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin… Sii akhri

Madaxweyne Laftagareen oo gaaray caasimadda Koonfur Galbeed ee Baraawe

Posted on November 15, 2022November 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada dowladda Koonfur Galbeed ee Baraawe. Socdaalka… Sii akhri

TPEC oo laga cayriyay degmada Murcanyo ee gobolka Gardafuu

Posted on November 14, 2022November 15, 2022 by Desk

Xubno ka tirsan Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntlad (TPEC) oo waday wacyigelin ayaa galabtay laga cayriyay degmada Murcanyo ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo xirtay wadaad lagu eedeeyay in uu fidin jiray fikirka Al-shabaab

Posted on November 14, 2022November 14, 2022 by Desk

Ciidamada amniga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xiray Mustafa Cali Caanood oo lagu eedeeyay in uu fidin jiray fikirka Al-shabaab. War-saxaafadeed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close