Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Mucaaradka Somaliland: Muuse Biixi waxaan u aqoonsanahay ‘Madaxweynihii xilku ka dhamaaday’

Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland oo goordhaweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya… Sii akhri

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by Desk

Qarax ka dhacay Istanbul

Posted on November 13, 2022November 13, 2022 by Desk

Inta la xaqiijiyay 4 qof ay ku dhintay 38 qofna waa ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo digniin amni u dirtay dadweynaha iyo goobaha ganacsiga

Posted on November 11, 2022November 11, 2022 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa fartay dadweynaha in ay muujiyaan feejignaan guud, inta uu socdo hawlgalka lagula dagaalamayo Al-shabaab. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Jabuuti: Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqday kuliyadda lagu tababaro Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Posted on November 10, 2022November 10, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee dalka Jabuuti uu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada adduunka ee Masar

Posted on November 8, 2022November 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27)… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay isimo ka yimid Puntland

Posted on November 8, 2022November 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalin ka hor la kulmay qaar ka mid ah isimada Puntland oo… Sii akhri

Sidee u dhacay isku aadka wareega 16-ka ee tartanka kooxaha Yurub?

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by Desk

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa maanta oo isniin ah ka dhacay isku aadka wareega 16-ka tartanka kooxaha horyaalada qaarada… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay la-taliye cusub

Posted on November 6, 2022November 6, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Nasa Ige u magacaabay la-taliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada. Qoraal… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on November 3, 2022November 3, 2022 by Desk

Qarax geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Qaraxa waxaa inta la xajiijiyay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan: Dhimashadu waa 100, dhaawacuna waa 300 ku dhawaad

Posted on October 30, 2022October 30, 2022 by Desk

Waxaa marba marka ka dambaysa kii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo shalay lagu weeraray wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo ku taalla… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close